Caanaoore: “Waxaa naga go’an dardar-galinta kobcinta daqliga & horumarinta caasimadda”

Guddoomiye Ku-xigeenka gobolka Banaadir ee dhinaca Maamulka iyo Maaliyada C/qaadir Maxamed Maxamuud (Caanaboore) ayaa maanta kormeeray xarumaha Maamulka degmooyinka Xamar-weyne iyo Shangaani.

Ujeedadka kormeerkan ayaa ahaa mid Guddoomiye Caanaboore uu ugu kuurgalayey habsami u socodka howlaha canshuur ururinta ee ka socda labadaas degmo isagoo warbixino ka dhegeystay saraakiisha laamaha canshuuraha ee goobahaas ku sugan.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA OO DHAMEYSTIRAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -