(Akhriso) Midowga Musharixiinta oo digniin adag ka bixiyey talaabo ay damacsan tahay DF

Golaha Midowga Murashixiinta Soomaaliya ayaa soo saaray digniin ku saabsan halis ay sheegeen iney ka dhalatay heshiis qarsoodi ah oo shidaal baaris ah oo ay dowladda federalku la galayso shirkaddo shisheeye.

Qoraal ay soo saareen Musharixiinta ayay ku sheegeen in Wasaaradda macdanta iyo batroolka oo dowladda wakiil u ah ay dhawaan heshiis shidaal baaris ah la galayso shirkaddo laga leeyahay dalka dibadiisa.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMAEYSTIRAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -