Roobab 48 saacadood ka da’ayey Jabuuti & daadad culus oo kala xiray caasimada (Daawo Sawirro)

Magaalooyin ku yaalla geeska afrika ayaa waxaa saacadihii ugu dambeeyey saameeyey roobab xoogan oo lagu diirsaday, dhinaca kalena geystay khasaarooyin kala duwan.

Caasimada wadanka Jabuuti ee Jabuuti ayaa ka mid ah Magaalooyinka ay sida xooggan uga da’een roobabka 48-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Waooyinka iyo fagaarayaasha ku yaalla magaalada Jabuuti ayaa waxaa qariyey biyo fara badan oo ka dhashay daadadka roobabka ka da’ay halkaas oo dhinaca kale si weyn u saameeyey dadka saboolka ah ee magaaladaas inkastoo aan la sheegin illaa hadda dad ku dhintay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -