War- Murtiyeed :Madasha Xisbiyada oo cadeesay Mowqifkeeda Xukuumada Xil-gaarsiinta

War Murtiyeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa looga soo horjeestay magacaabista gollaha adeega Garsoorka Dalka.

Madasha Xisbiyada ayaana ugu baaqday dowlada gaar ahaan Xukuumada xil gaarsiinta dhoorista iyo ilaalinta shuruucda dalka u yaalo xiliga kala guurka lagu jiro , waxa ay sidoo kale Madaxweynaha ugu baaqeen in uusan sharciyeyn xubnaha gollaha adeega Garsoorka.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka madasha kasoo baxay

 

- Advertisement -