Madaxweyne Laftagareen oo wareegto ku Magacaabay guddi 13 xubnood ka kooban

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Magacaabay Guddi loo xilsaaray qaban-qaabada xuska maalmaha Xoriyadda Soomaaliya ee dalkeena 26 Juun iyo 1-da Luulyo.

Guddigan ayaa ka kooban 13 xubnood ayaa lagu xusay wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Laftagareen, taasoo u qorneyd sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -