Dowlada Soomaaliya oo hal maalin fasaxday shaqaalaha rayidka ah (Sababta)

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaqaalaha dowladda fasaxday hal maalin munaasabada Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW) oo ku beegan bishan Mowiid 12. 1441, taariikhduna ay tahay 09/11/2019.

Qoraal ay soo saartay Wasaaradda ayaa u qornaa sida hoos ku qoran:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -