Jaamacadda United Naitons for Peace ee hoos tagta UN-ka oo Wargelin Muhiim ah kuu heysa

Jaamacadda caalamiga ah ee University for Peace (UPEACE) oo hoos tagta Qaramada Midoobay oo kaashaneysa Machadka daraasaadka & Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SDRI) ayaa sanadkii labaad ka wada Somalia barnaamij Waxbarasho Jaamacadeed (Master & Ph.D Degree) kaasoo loogu talo galay iney ka faa’iideystaan ardayda dhameysatay Waxbarashada heerka koowaad iyo labaad ee Jaamacadaha dalka iyo dibaddaba.

Talaabadan ayaa timid ka dib markii labada dhinac ay 14kii bishii August ee sanadkan 2018 kala saxiixdeen heshiis iskaashi oo dhigaya in Jaamacadda University for Peace ay bixiso illaa 11 taqasus iyo labo Maado oo lagu bixinayo shahaadada heerka 3aad ee Phd-da, iyadoo la kaashaneysa Machadka SDRI.

Ardayda ka faa’ideysata barnaamijkan waxay heystaan fursadaha ugu wanaagsan ee ay uga mid noqon karaan howlwadeenada heyadaha UN-ka iyo kuwa kale ee dalka ka howlgala, maadaama ay qaadanayaan shahaado ay bixisay Jaamacad hoos tagta Qaramada Midoobay.

Jaamacadda University for Peace (UPEACE) waxaa la asaasay 5tii bishii Disembar sanadkii 1980kii ka dib go’aan ka soo baxay Qaramada Midoobay, xarunteeda dhexe waxay ku taalla dalka Costa-rica, waxayna xarun goboleedyo iyo faracyo ku leedahay dalal badan oo ku baahsan caalamka, qeybta Afrika xarunteeda dhexe waa Addis ababa, waajibaadkeeda waxaa ka mid ah xoojinta awooda Jaamacadaha Afrika, dhinaca aqoonta, Cilmi-baarista iyo arrimaha bulshada, wax siyaasad ahna shaqo kuma laha.

Jaamacadda UPEACE faraceeda Somalia oo ku yaalla  Muqdisho waxay qaadaneysaa sanadkan dufcadii 3aad, waxaana ka mid ah dadka iska diiwaan geliyey iyo kuwa hadda wax ka barta Masuuliyiin xilal kala duwan ka haya dowlada federaalka iyo heyaddaha dalka ka shaqeeya qaarkood, isqoristu wey socotaa tirada ardayda la qaadan doonana wey xadidan tahay, Hoos ka akhirso koorsooyinka la bixinayo, Shuruudaha laga rabo qofka soo codsanaya, habka is-diiwaan-gelinta iyo Cinwaanada Jaamacada aad kala xiriiri karto.

UN University for Peace and SDRI Launch MA and Ph.D Programs
3rd Intake2019/2020 Academic ProgrammesIn Somalia

CALL FOR APPLICATION

The United Nations University for Peace (UPEACE) was created on December 5th, 1980 by the General Assembly of the United Nations through Resolution 35/55 with headquarters in Costa Rica, Central America.It has Regional Centers in Addis Ababa, Ethiopia, China, Philippines, Columbia and joint programmes in Austria, South Korea, Monaco and Honduras. Through the Africa Regional Centre based in Addis Ababa, Ethiopia, UPEACE implements Master’s and doctoral Programmes and strengthens the capacity of African Universities, Research Institutes, Think tanks, Regional Economic Communities as well as the African Union and United Nations agencies through teaching, training, research and publication and community outreach. UPEACE has functional capacity building agreements with 27 institutions in Africa.

In Collaboration with Somali Disaster Resilience Institute (SDRI) based in Mogadishu, UPEACE launched a series of academic programmes to support Somalia’s post conflict peacebuilding and development agenda. Following an MoU signed between the two institutions on August 14the, 2018, the Somali Disaster Resilience institute will be hosting the following UPEACE Master’s and PhD Programmes

UPEACE and SDRI are pleased to inform prospective applicants that the new 2019/2020 intake for the Masters and Ph.DProgrammes is open. If you are interested to join and/or learn more about the programmes, please submit your expression of interest by clicking the link. Submit Expression of Interest form

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScG3IA9BV29sroUrdgTVX0DATgKkAgNn3qkFELf6w7qwCL8JA/viewform

MA Programs

  • MA in Environment, Development and Peace

o Specialization Environmental Security and Governance

o Specialization Sustainable Natural Resource Management

o Specialization Climate Change Policy

o Specialization Sustainable Food Systems

  • MA in Peace Governance and Development
  • MA. Responsible Management and Sustainable Economic Development
  • MA in International Law and Human Rights
  • MA in International Law andthe Settlement of Disputes
  • MA Disaster Resilience Leadership and Humanitarian Assistance
  • MA Media, Peace and Conflict Studies
  • MA Gender and Peace Building

Ph.DProgramme

  • Ph.D in Peace Governance and Development

Admissions:Open -End Date: October 31, 2019

Address Location: Airport Road, Opposite MIA, Mogadishu International Airport Area

Program Duration: 12 Months

Course Structure: 12 courses over 12 months in two semesters and an independent research project

Study Mode:

Part Time: Students will take three sessions of two week long each per semester covered only in the Afternoons of Wednesday (3pm to 6pm), Thursdays (2pm to 6pm), Fridays (Full Day 8am to 5pm – with breaks) and Saturdays (2 pm to 6pm). The total semester courses are six and, in each session, students will cover 2 courses. Between every two sessions, students will take four-week long break for self-study and assignments.

Classes Start: November –2019

For admissions contact 1. Submission of Soft copies application can be done through Email:upeace@sdri.edu.so

  1. Submission of Hard Copies can be done at SDRI Office – Airport Road. Call for guidance and directions Telephone Number: +252613675407/Land line Local Number : 851939/Land Line International Number: 002521851939