Akhriso Khataraha ka dhalan kara Xiyiraada la saaray Diyaaradaha taga Kismaayo

Qoraal uu soo saaray Xildhibaan Cabdifitaax Ismaaciil Daahir oo katirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayuu kaga hadlay khataraha iyo dhibaatooyinka kale ee ka imaan kara xiyaraada lagu soo rogay diyaaradaha taga iyo kuwa ka yimaada Kismaayo.

Waxa uu sheegay Xildhibaanka in khataro badan oo dhinaca dhaqaalaha iyo bini’aadanimada ay ka dhalan karto xayiraada dowlada federaalka Soomaaliya kusoo rogtay diyaaradaha Kismaayo taga.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Hoos ka Daawo Muuqaalka wararka Shabakadda Allbanaadir Online 24 saac kasta

 

- Advertisement -