Friday, May 17, 2024

Madaxweyne Andrzej Duda oo laga helay cudurka safmarka ah ee Coronavirus

Madaxweynaha dalka Poland  Andrzej Duda laga helay xanuunka caalamka ku faafay ee Coronavirus sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee dalkaas. Madaxweyne Duda oo 43 sanno...

Abiy Ahmed oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Trump

Itoobiya ayaa si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Maraykanka oo ahaa in Masar ay burburin karto biya-xireenka ay Itoobiya ka dhistay...

(Sawirro) Laami sanado badan u xirnaa safaarado oo dhagxaanta laga qaaday

Wadada muhiimka ah ee isku xirta isgoysyada Tarabuunka iyo Km4 oo ka tirsan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa la bilaabay in dhagxaanta laga...

Golaha Wasiirada cusub oo kulankoodii ugu horeeyey iskugu yimid (Sawirro)

a’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee maanta la...

(Sawirro) Ku dhowaad 110 Dhaqtar oo ka qelin jebiyey Jaamacadda Benaadir

Dufcadii 14aad oo ka kooban arday tiradoodu gaareyso 109 dhaqtar ayaa ka qelin jebiyay Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Benaadir ka dib markii ay dhameysteen...

Xiliga codka kalsoonida loo qaadayo Golaha Wasiirada cusub oo la shaaciyey

Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maalinta beri oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 24/10/2020 waxaa lagu wadaa iney Xarunta Villa Hargeysa ku yeeshaan kulan...

Hooyo Soomaali ah iyo 5 caruurteeda ah oo lagu amray iney ka baxaan dalka...

Hay’ada soo galootiga u qaabilsan dalka Norway ee UDI ayaa Hooyo Soomaaliyeed iyo shan caruur ah oo ay dhashay ku amartay iney dalkaas iskaga...

Dal ka tirsan qaarada Yurub oo Mamnuucay guurka dadka ilmo adeerka ah (Sababta)

Aqlabiyada Guddiga cadaalada ee baarlamaanka Norway ayaa u codeeyay in la mamnuuco guurka dadka Ilmo adeerada iyo ilmo abtiga ah isku ah. Xisbiga shaqaalaha (AP)...

Maraykanka oo qaadaya talaabo sii xumeyneysa xiisada kala dhexeysa Shiinaha

Dowlada Mareykanka ayaa ansixiyay in hub laga iibiyo Taiwan, kaasoo ku kacayo qiyaastii $1.8bn (£1.4bn). Tallaabadan ayaa la rumeysan yahay inay sii xumeyneyso xiisadda Mareykanka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs