Farmaajo oo War ka soo saaray Geerida Cali Mahdi iyo Calanka oo hoos loo...

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Somalia Cali Mahdi Maxamed ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Madaxweynihii hore ee Somalia Cali Mahdi Maxamed oo caawa ku xijaabtay isbitaal...

Wararkii ugu dambeeyey geerida Cali Mahdi Max’ed iyo Taariikh nololeedkiisa

Madaxweynahii Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa caawa ku geeriyoodey isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya isagoo 82 jir ahaa sida ay xaqiijiyeen...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo goor dhow ku geeriyooday Nairobi

Madaxweynihii hore ee Somalia Cali Mahdi Maxamed ayaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Geerida Cali Mahdi ayaa waxaa xaqiijiyey xubno ka...

Maamulka G/Banaadir oo ganaax ku soo rogay dadka aan qaadanin Af-xirka

Mamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray go’aano la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus ee dalka ku soo laba kacleeyay, kuwaasoo ku socda...

Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Danjire Kate Foster (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate...

Madaxweyne Geelle: “Soomaaliya iyo Jabuuti cid kala kaxeyn karta ma jirto”

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya, isagoo markii ugu horreysay ka jawaabay dhaleeceyn uga timid dhinaca xkuumadda federaalka...

Wasaarada Caafimaadka DF oo shaacisay dad hor leh oo laga helay COVID-19

Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa shaacisay baaritaanki 24-kii saac ee ugu dambeeyey la sameeyey in 117 qof laga helay fayraska karoona. Waxay Wasaarada sheegtay 117...

Ciidamo ka tirsan Gorgor oo kasoo laabtay tababar ay ku soo qaateen Turkiga (Sawirro)

Ururka 15aad ee Ciidanka gaarka u tababaran ee Kumaandoska Gorgor ee ciidanka Xoogga dalka oo tababar sare ku soo  qaatey dalka Turkiga ayaa soo...

Muuse Biixi: “Shacabka Muqdisho waa dad afduuban oo sidii la rabo laga yeesho”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad sanadle ah ka hor jeediyey golaha wakiillada Somaliland ayaa hadlay arrimo dhowr ah, isagoo soo hadal...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs