Saturday, May 18, 2024

DF oo faahfaahin ka bixisay sababta kaliftay in la soo celiyo xiriirkii Kenya

Dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay sababta keentay dib u soo soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd dalka Kenya. Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta ee...

Kenya oo ka hadashay dib u soo celinta xiriirka diblomaasiyaded ee Soomaaliya

Dowlada Kenya ayaa soo dhoweysay talaabada dowlada Somalia ku soo celisay xiriirkii labada dowladood o go'naa muddo dhowr bilood ah. Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Kenya...

Rooble oo kormeeray furista jidadkii ku xirmay qalaalisihii ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Ra’isiul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed  Xuseen Rooble ayaa   kormeeray furista qaar ka mid ah jidadkii ku xirmay xasaradihii Muqdisho ka dib ciidamadii...

Digniin laga bixiyey dayax gacmeed dhulka ku soo dhacaya Maalmaha soo socda

Dayax gacmeed Shiinuhu hawada u diray ayaa la sheegay in uu ka baxay awoodii maamulka, isla markaana la filayo inuu ku soo dhaco dhulka. Dayax...

Sarkaal ka tirsanaa ciidanka DF oo caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

Dabley hubeysan ayaa caawa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ku toogtay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka asluubta Soomaaliyeed. Marxuum Aweys Cumar Salaad ayaa ka...

Nooca Koronaha dadka ku dhameynaya dalka Hindiya oo soo gaaray bariga Afrika

Illaa shan kiis oo ah fayraska dadka aadka u badan ay ugu dhammaanayaan hindiya ee COVID Variant ayaa lagu arkay dalka Kenya oo Soomaaliya...

DEG DEG: Dagaaladii ka dhashay muddo kororsiga oo heshiis kama dambeys ah laga gaaray

Kulan Muqdisho ku dhexmaray Gudigii uu Ra’isul Wasaare Rooble u magacaabay xal ka gaarista dagaaladii ka dhacay Muqdisho iyo saraakiisha ciidamada badbaado Qaran ayaa...

Dib u dhac ku yimid Imtixaankii Shahaadiga ahaa dugsiyada Sare (Jadwal cusub)

Wasaaradda Waxbarashada ayaa hal todobaad dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiga sare. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in...

RW Rooble: “Ciidamo gaar ah ayaa sugi doona ammaanka doorashada dalka”

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inay xukuumaddiisa ay ka go’an tahay inay soo dhisto ciidamo khaas ah oo fuliya amniga dooarshada,...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay kulan xalay ka dhacay Villa Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in dhibaatooyinka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs