Monday, May 20, 2024

Danjiraha Somalia ee dalka Ugandha oo la kulmay Mustafe M. Ijdaara (Sawirro)

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda Amb. Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sii yahaha safaaradda dowlada Liibaya ee aan walaalaha...

QM oo hakisay gargaarkii ay ka waday gobolka Tigray & sababta ka dambeysa

Hay’adaha gargaarka QM ayaa hakiyay shaqadii ay ka hayeen waqooyi-galbeed ee gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kaddib markii weerar cirka ah lagu duqeeyay xero...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Gaashaandhiga DF & Ku-simaha Safiirka Mareykanka? (Sawirro)

Wasiirka Gaashaadhigga DF Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Somalia Collen Crenwelge iyo saraakiil ka tirsan Safaaradda. Waxay ka wada...

Dad ka badan 200 oo si aan kala sooc laheyn loogu laayey Gobolka Zamfara...

Kooxo hubeysan ayaa waxey ku dileen dad gaaraya 200 qof Gobolka Zamfara ee ku yaalla waqooyi galbeed dalka Nigeria. Waxaa la sameeyey aas wadareed, iyadoo...

MIdowga Musharaxiinta oo War ka soo saaray qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha wadatashiga

MIdowga musharaxiinta madaxtinimada Somalia ayaa soo dhoweeyey qodobadii ka soo baxay shirkii mudada afarta cisho ah uga socday Muqdisho Golaha Wadatashiga Qaran, kaasoo laga...

Raisul Wasaare Rooble oo kulan xasaasi ah la qaatay Khayre iyo Shiikh Shariif

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay Madaxweynihii hore Shariif  Sheikh Axmed iyo  Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre Waxay ka...

Guddiga doorashada federaalka oo ka hadlay natiijada Shirka Golaha wadatashiga

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal ayaa soo dhaweeyay War-murtiyeedka ka soo baxay shirka Muqdisho uga socday madasha Wadatashiga Qaran. Qoraal lagu daabacay bogga Facebook ee...

Qodobada ugu Muhiimsan ee ku jiray War Murtiyeedkii Shirkii Golaha wadatashiga

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo gabagabeeyay shirkii mudada afarta cisho ah uga socday Muqdisho, kaasoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo...

War-Murtiyeed ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga oo la soo gebagebeeyey (Akhriso)

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho ayaa la soo gebagebeeyey, iyadoo laga soo saaray War murtiyeed ku saabsan qodobadii ka...

Shirkii Golaha Wadatashiga oo la soo gebagebaynayo goor dhow iyo Munaasabad caawa..

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in goor dhow la soo gebagebeeyo. Waxaa shirkan gudoominayey raisul wasaaraha Somalia...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs