Thursday, May 2, 2024

Hirshabelle oo shaacisay doorashada saddex kursi iyo jadwalkooda (Akhriso)

Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa qabashada 3 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada tahay caasimadda Hirshabelle magaalada Jowhar kuwaasoo kala ah...

Xukun adag oo lagu riday Madaxweyne dilay Madaxweynihii talada uga horeeyey

Maxkamad militari oo ku taalla dalka Burkina Faso ayaa maanta xabsi daa’in ugu xukuntay madaxweynihii hore ee dalkaas Blaise Compaore dilkii 1987-kii ee hoggaamiyihii...

Cali Maxamed Cali oo la soo taagay Maxkamada caalamiga ah ee dambiyada ICC

Madaxii hore ee maleeshiyad ka dagaallami jirtay dalka Sudan ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee loo soo taago maxkamada caalamiga ah ee dambiyada ee...

Maxaa ka jira in xilkii laga qaaday Taliyihii ciidanka ilaalada Raisul Wasaare Rooble?

Taliyihii ciidanka Amniga Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble G/lle Maxamed Jaamac Codey ayaa la sheegay inuu xilka iska casilay. G/lle Maxamed Jaamac Codey ayaa warqadiisa iscasilaada...

Al-Shabaab oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray NISA ee la xiriiray dilka Madaxda...

Al-Shabaab ayaa ka jawaabtay hadal kasoo baxay hay'ada sirdoonka DF ee NISA  kaasoo ay ku sheegtay inay Al-Shabaab qorshaynayso khaarajinta Madaxweyne Farmaajo iyo RW...

(Akhriso) Magacyada 163 Mudane oo illaa hadda qaatay shahaadada Xildhibaanimo

Xildhibaanada ilaa hadda la doortay waa 305 mudane, guud ahaan inta shahaadada xildhibaannimo qaatayna waa 163 (53.34%). Mudanayaasha la doortay ee ilaa hadda aan...

Beesha caalamka oo War ka soo saartay doorashada iyo xaalada Siyaasadeed ee dalka

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in...

(Akhriso) Guddiga FEIT oo shaaciyey tirada Xildhibaanada maanta qaatay Shahaadada

Waxaa maalintii afraad qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole BJFS. Ra’iisul wasaare Kuxigeenka JFS...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs