Friday, May 17, 2024

Ruushka oo saacado gudahood duqeeyey 40 magaalo oo ka tirsan Ukraine (Sawirro)

Ruushka ayaa duqeeyay in ka badan 40 magaalo oo ka tirsan Ukraine, sida ay saraakiishu sheegeen, ka dib markii qaraar ka soo baxay Golaha...

Faroole oo ka hor yimid go’aano xalay lagu gaaray Madaxtooyada Puntland

Urur-siyaasadeedka Horseed ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa qaadacay go'aano xalay ka soo baxay shir ka dhacay xarunta madaxtooyada Puntland...

(Sawirro) Maxaa ka soo baxay shir DF iyo deeq bixiyeyaasha u soo dhamaaday?

Waxaa guul ku soo dhammaaday shirkii gaarka ahaa ee Gorfeynta Marxaladda Soomaaliya oo ay ka soo qeyb galeen Dalalka deeq-bixiyeyaasha oo hoggaan ay u...

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo saacadaha soo socda u ambabaxaya safar dibeda ah

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu horkacayo ayaa saacadaha soo socda ku wajahan dalka Itoobiya sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu...

(Sawirro) Dowladaha Somalia iyo Norwey oo ka wadahadlay qodobo Muhiim ah

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta booqasho ku tegay aqalka Golaha Shacabka Norwey ayaa waxaa...

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay degaanka Yasooman

Afhayeenka guud ee kooxda Al-Shabaab  Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay dagaaladii maanta ka dhacay degaano ku yaalla duleedka degmada Buulo Burde...

Dowladda Somalia oo War ka soo saartay xariga Cabdalla Axmed Muumin (Akhriso)

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xarig shalay ciidanka NISA geysteen xoghaya ururka saxaafada ee SJS...

Cali Jeyte & Sanbaloolshe oo gaaray Yasooman ka dib dagaalkii maanta (Sawirro)

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Cali Jeeyte Cismaan oo u wehliyo Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo masuuliyiin ka'tirsan Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa gaaray galabta...

DEG DEG: Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama

Waxaa goor dhow oo fiidnimadii ah qarax meelo badan laga maqlay uu ka dhacay agagaarka halka loo yaqaano Tre-biano oo ku taalla wadada Maka...

Dowlada Eritrea oo bilowday qabqabshada dhalinyarada sida qasabka ah loo askareynayo

Dowlada Eritrea ayaa xoojisay abaabulka ciidan iyo baadigoobka ragga diiday inay ku biiraan ciidanka, iyadoo uu sii xoogeysanayo dagaalka ka socda gobolka Tigray ee...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs