Monday, May 20, 2024

Iran oo xukun dil ah ku fulisay maxbuus caan ah oo lagu xiray mudaaharaadyo...

Iran ayaa sheegtay Khamiista in ay dil toogasho ah ku fulisay maxbuus lagu helay danbi lagu eedeeyay in uu galay mudaaharaadyada dalka oo dhan...

Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia oo ansixiyey labo sharci oo xasaasi ah

Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho kaasoo looga hadlay qodobo kala duwan Afhayeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Farxaan...

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee Laftagareen loogu soo dhoweeyey Garowe

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland. Garoonka Diyaaradaha...

(Sawirro) Madaxweyne Geelle oo la kulmay hoggaamiyaha dowlad goboleedka Galmudug

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo safar gaaban ku soo gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan...

Feysal Cali Waraabe oo ka hor yimid wadahadalka Somalia iyo Somaliland

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ka soo horjeestay in xiligan ay wadahadalo yeeshaan maamulka Somaliland iyo dowlada Soomaaliya Feysal Cali Waraabe...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda DF & danjire Liu Yuxi? (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Wakiilka gaarka ah ee Dowladda...

Itoobiya oo dib ugu soo celisay gobolka Tigray qaar ka mid ah adeegyadii bulshada

Itoobiya ayaa korontadii dib ugu soo celisay magaalada Mekelle ee xarunta gobolka Tigray halkaasoo ciidamada federaalka ay kula dagaalameen fallaagada TPLF labadii sano ee...

Koobka Aduunka: Xulka Kubada cagta reer Marooko oo afka ciida u daray Spain (Sawirro)

Xulka Morocco ayaa markii ugu horeysay u soo baxay wareega 8 dhamaadka ee koobka aduunka, kadib markii ay 3-0 rigoorayaal ah ku garaacday xulka...

Xassan Shiikh: “Waxaan gaarnay heer dadkeennu ka doodayaan Al-Shabaab kaddib Maxaa xiga”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa ka  qeyb galay Madasha...

Nin Mindi ku hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay Magaalo ku taalla Jarmalka...

Garsoore ayaa amar ku bixiyay in xabsiga lagu hayo nin u dhashay dalka Eritreya oo 27 jir ah ka dib weerar mindi loo adeegsaday...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs