Xassan Shiikh: “Shabaab waa Kalluun ay biyihii ka gureen oo aan sii jiri karin”...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay bannaan-baxa bulshada Caasimadda Muqdisho ay kaga soo horjeedaan Alshabaab ayaa xusay gumaad iyo...

Mareykanka iyo UK oo iska kaashanaya wax ka qabashada arrin ka taagan Somalia

Dowladaha Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa si wadajir ah uga jawaabaya abaaraha sidda xoogan ugu duftay dalka Soomaaliya sida lagu sheegay qoraal ay soo saartay...

Ciidanka Israel oo dil argagax leh ka geystay woqoyiga Magaalada barakeysan ee Qudus

Maamulka Falastiin aya sheegay inay Askarta Israel Waaberigii hore ee maanta oo Khamiis ah toogasho ku dileen Aabe Falastiini ah oo ku sugnaa Xerada...

TOOS U DAAWO: Dibed-bax ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo ka socda Eng. Yariisow...

Garoonka Eng Yariisow ee Magaalada Muqdisho waxaa galabta ka socda banaanbax balaaran oo lagu muujinayo kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah Al-shabaab sida dowladu...

(War-Murtiyeed) DF iyo afar dowlad goboleed oo ku heshiiyey qeybsiga deeqaha caalamka

Waxa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shir ay isagu yimaadeen Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkaan oo...

Shiikh Aadan Madoobe oo Baydhabo kula kulmay siyaasiyiin diidan Laftagareen (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaatay siyaasiyiin reer Koonfur Galbeed oo ka aragti duwan Maamulka Koonfur Galbeed. Guddoomiyaha ayaa warbixin ka dhageystay...

Baasaboorada ugu awooda badan caalamka 2023 & Somalia oo ka horumartay dalal badan

Saddex ka mid ah baasaboorada dalalka Eeshiya ayaa dadka sita fursad u siinaya in ay u safraan dalal badan oo caalamka ku yaalla. Sida...

Duulimaadyadii gudaha Mareykanka oo saacado badan la hakiyey+Sababta (Sawirro)

Duulimaadyadii hawada ayaa si tartiib tartiib ah dib ugu soo laabanaya guud ahaan Mareykanka ka dib markii ay hakad ku jireen saacado badan sababo...

Maxkamad soo afjartay kiiska nin Soomaali ah oo saameeyey Baarlamanka Yurub

Maxkamad racfaan oo ku taalla dalka Greece ayaa amartay in lasii daayo muhaajir Soomaali ah oo xabsi daa’in loogu xukumay inuu dad soo tahriibiyey. Kiiskan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs