Saturday, May 18, 2024

(Sawirro) Burcad dhacday gaari iyo hanti kale oo laga soo qabtay Duleedka Muqdisho

Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay koox burcad ah oo gaari nooca raaxda ah ka dhacday dad shacab ah, meel u dhow...

Matteo Messina oo gacanta lagu dhigay ka dib soddon sano oo la baadi goobayey...

Booliska la-dagaalanka Maafiyada ee talyaaniga ayaa maanta gacanta ku dhigay aabaha ugu weyn Maafiyada Talyaaniga Matteo Messina Denaro, taasi oo soo geba-gebeysay 30 sano...

Raisul Wasaare Xamse oo war ka soo saaray qabashada Galcad iyo Xarardheere

Raisul Wasaaraha Somalia Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay talaabada ciidamada DF kula wareegeen degmooyinka Xarardheere iyo Galcad oo ka kala tirsan gobolada Mudug...

(Sawirro) Midowga Yurub oo bogaadiyey talaabo ay qaaday dowlada Somalia

Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midwga Yurub u qaabilsan...

Taliska Booliska Muqdisho oo shaaciyey iney fashiliyeen labo qarax

Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir ayaa sheegay iney maanta Shacabka caasimadda ka badbaadiyeen labo Miino oo ay tilmaameen iney gacanta ku dhigeen Afhayeenka Booliska Soomaayeed Sadiiq...

Maraykanka oo baahiyey Warbixin sir ah oo ku saabsan walxo duula oo la garan...

Dawladda Maraykanka ayaa warbixin cusub oo ay sii daysay ku sheegtay inay diiwaangeliyeen illaa 510 dhacdo oo ku saabsan walxaha duula ee aan la...

Warar cusub oo ka soo kordhay shilkii dayuuradeed ee ka dhacay Nepal (Sawirro)

Ugu yaraan 68 qof ayaa ku dhintay Axadii markii diyaarad maxalli ah oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Yeti Airlines ay ku burburtay Pokhara...

Maxaa ka dhacay Magaalada Muqdisho, 14 sano ka hor maanta oo kale, 15kii January?

Waa 14 sano kahor maanta oo kale. Waa subax Khamiis ah. Bisha Jannaayo waa 15, sanadkuna waa 2009. Waxaan ku noolahay xaafadda Tiida ee...

Xassan Shiikh oo oo afar arrimood ku bogaadiyey danjire Mehmet Yilmaz (Sawirro)

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane...

(Sawirro) Maxaa looga hadlayaa shirka u furmay Dowlada Somalia, Bankiga Adduunka & IMF?

Waxaa maanta shir muhiim ah uga furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs