Sunday, May 19, 2024

Aadan Madoobe oo Guddi u magacaabay go’doomin lagu sameeyey degaano ka tirsan Galgaduud

Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamanka Somalia ayaa magacaabay guddi ka soo talo bixiya warbixina ka keena go'doomin la sheegay in lagu hayo degaano ka tirsan...

(Sawirro) Wararkii u dambeeyey weerar weli ka socda dhisme ku yaalla xaafada Mirinayo

Dagaal la isku habeensaday ayaa weli ka socda dhisme ku yaala xaafada Mirinaayo oo ka tirsan degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho. kaasoo dhexmaraya ciidamada...

Dowladda Somalia oo sheegtay in 80 Al-Shabaab ah lagu laayey degaanka Shabeelow

WAR-SAXAAFADEED In ka badan 80 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Daraawiishta Galmudug, Geesiyaasha Deegaanka iyo Saaxiibada Caalamiga ah...

Al-Shabaab oo la sheegay iney 14 xubnood iska laayeen ka dib dagaal dhexmaray

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in dagaal ku dhexmaray Al-shabaab agagaarka degmada Xarardheere ay isaga dileen...

Xaalad adag oo soo wajahday heyadaha gargaarka ee Somalia ka shaqeeya

Shaqaalaha gargaarka ee ka shaqaynaya Soomaaliya ayaa ka walaacsan caajis ku yimaada dalalka iyo hay’adaha deeqda bixiya iyo deeqaha oo hoos u dhaca xilli...

Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya oo caawa la weeraray

Rasaas iyo qaraxyo ayaa caawa fiidnimadii laga maqlay nawaaxiga xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia oo ku taalla wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in...

Afwerki oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya & ciidankii lagu soo tababaray dalkiisa

Madaxweynaha dalka Eretria Asias Afwerki ayaa Wareysi soconayay muddo dheer oo illaa 4 saacadood ah uu siiyay talefishinka qaranka dalkaasi kaga hadlay arrimo ay...

(Sawirro) Raisul Wasaare Xamse oo xariga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda..

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo xarigga ka jaray Xarunta Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ayaa sheegay in Golaha...

Shaqaalaha iyo ciidamada Puntland oo cabasho ka muujiyey Maamulka Saciid Deni

Shaqaalaha iyo ciidamada maamulka Puntland ayaa ka cabanaya mushahar la'aan ba'an oo soo food saartay dhowrkii bilood ee u dambeeyey Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni...

(Sawirro) Wiil uu dhalay Madaxweyne caan ah oo xabsiga loo taxaabay ka dib markii..

Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu xiray magaalada caasimadda ah ee Harare. Waxaa lagu eedeeyay inuu si bareer ah waxyeello...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs