Tuesday, May 21, 2024

Daawo Sawirada “Ra’iisul Wasaare Khayre oo Goob Joog Ka Noqday Saxiixa Heshiiska Dawladda Iyo...

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qayb galay munaasabadda lagu saxiixay heshiiska dawladda midnimada...

(Akhriso) Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo war ka soo saartay ciidankii shalay galay xarunteeda

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somalia oo war ka soo saartay ciidankii shalay galay xarunteeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay dhacdadii shalay...

Maamulka G/Banaadir oo soo gabagabeeyey barnaamij muddo socday (Daawo Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay barnaamijka wada-tashiga siyaasadda barakacayaasha ayaa sheegay in isku tashiga...

Wararkii ugu dambeeyey qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirro)

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya khasaraha ka dhashay qarax xooggan oo caawa fiidkii ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Qaraxan ayey wararku sheegayaan...

Ku-simaha Raisul Wasaaraha oo soo dhoweeyey talaabo ay qaaday heyadda WFP (Daawo Sawirro)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuummadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qayb galay munaasabad looga hadlayay iskaashiga dib usoo...

Qarax weyn oo goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax aad weyn ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah abaare 7:15 daqiiqo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada Maka Al-Mukarama. Qaraxan oo aad u...

Dowlada Somalia oo shaacisay in la dilay raggii dilay Max’ed Max’uud Shiikh Cali

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Max'uud Geelle ayaa sheegay in ciidamada amniga ay saaka laayeen rag hubeysan oo baabuurta ka dhex toogta dad...

Kaaliye ka tirsan Maxkamadda gobolka Banaadir oo lagu xiray Muqdisho

Ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa Dambi baarista ayaa xabsiga dhigay Kaalie katirsanaa Maxkamada Gobolka Banaadir oo lagu eedeeyay in uu ku dhaqaaqay...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Dagaalyahano saakay looga dilay Muqdisho

War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in saakay dagaalyahano kooxdooda katirsan weerar ku qaadeen gaari dagaal ay la socdeen ciidamo katirsan Ilaalada...

Daawo Sawirada: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo lagu Soo Dhaweeyay Khartuum

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan si...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs