Friday, April 26, 2024

(Sawirro) Booliska Muqdisho oo qabtay rag dhac u geystay dukaan lagu iibiyo Mobilada

Taliska ciidanka Booliska Somalia ayaa ku soo bandhigay saldhiga degmada Hodan rag hubeysan oo maalmahanba dhac kala duwan ka geysanayey Magaalada Muqdisho. Ragga la soo...

Al Shabaab oo shaacisay in ay la wareegeen Dhismaha Hotelka Maka Al Mukarama iyo...

Al Shabaab ayaa si cad u sheegatay masuuliyada weerar xoogan oo isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah oo caawa fiidkii lagu qaaday Dhismaha...

Koonfur Galbeed oo ka hor timid arrin uu ku dhaqaaqay Maamulka G/Banaadir

Maamulka Koonfur galbeed ayaa ka soo horjeestay in degmada Afgooye ay ka qeyb gasho tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir oo dhowaan ka furmaya magaalada...

Muxuu Shiikh Aadan Sunne kala kulmay goobaha ay Al-Shabaab Maamusho?

Sheekh Aadan C/raxmaan Warsame (Shiikh Aadan Sunne) oo dhowaan ka soo tagay Somaliland, kuna biiray Al-Shabaab ayaa si faahfaahsan uga hadlay sababaha keenay inuu...

Mareykanka oo War ka soo saaray shirka Jabuuti uga furmay Madaxda Somalia & Somaliland

Dowladda Mareykanku ayaa soo dhoweysay wadahadallada maanta ka furmay dalka Djibouti ee ay ku kulmayaan madaxda dowladda Soomaaliya iyo Somaliland oo ay kala hogaaminayaan...

Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Puntland oo lagu dhawaaqay (Akhriso Magacyada)

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da xubnood ee Baarlamanka cusub ee Maamulkaas. Guddiga oo in mudda ah...

Jen. Biixi oo ka hadlay muhiimada ay Al-Shabaab u laheyd degaanka Budbud

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab ee hadda ka socda bariga...

Madaxweyne Farmaajo oo Bilad sharaf gudoonsiiyey Mas’uuliyiin ka tirsan DF (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho Sharaf ku maamuusay Guddigii Todobaadka Xoriyadda iyo Midnimada, hormuudka Olalaha Isxilqaan iyo Maamulka...

(Akhriso) Cabdi Xaashi oo qoraal ashtako ah u diray wakiilada beesha caalamka ee Somalia

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa qoraal ashtako ah u diray xubnaha beesha caalamka ee taageerada siiya dowladda Soomaaliya. Wakiilka...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Ansixinaya Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta lagu wadaa in xaruntooda ku yeeshaan kulan xasaasi ah oo la filayo in lagu ansixiyo Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka ay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs