Thursday, May 16, 2024

Markab laga leeyahay Israel oo lagu weeraray meel ku dhow xeebaha Cummaan (Sawirro)

Diyaarado drone ah oo sida bambooyin ayaa weerar ku qaaday Markab sida saliid cayriin oo uu leeyahay bilyaneer Israeli ah, meel u dhow xeebaha...

Masuuliyiin la dardaarmay ciidan loo diyaariyey la dagaalka Al-shabaab (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed  mudane Xassan Cabdulqaadir Maxamed oo ay weheliyaan Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Taliyaha police-ka Koonfur Galbeed ayaa kormeer ugu tagey...

Raisul Wasaaraha Somalia oo goor dhow gaaray Magaalada Kismaayo

Wafdi uu horkacayo Raisul Wasaaraha xukuumada federaalka Somalia ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Khayre oo wafdigiisa ay ka mid ahaayeen...

Wararkii ugu dambeeyey doorashooyinka dalka Turkiga iyo Madaxweyne Erdogan oo..

Muwaadiniinta Turkida ah ee qurba-joogta ah ayaa bilaabay in ay codkooda ka dhiibtaan doorashada kala reebtada ah ee madaxtinimada Turkiga taasi oo ay ku...

Kenya oo shaacisay iney dadka Soomaalida u fududeyneyso dal ku-galka

Kenya ayaa wada qorshe dadka Soomaaliyeed ay ugu fududeyneyso fiisaha dalka ku galka, si loo horumariyo xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya...

(Daawo Sawirro) Sida diiran ee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb...

Ciidanka ECOWAS ee ku duulaya dalka Niger oo heegan la geliyey & Mareykanka oo..

Hogaamiyaha talada afgambiga kula wareegay ee Niger Gen Abdourahmane Tchiani ayaa magacaabay gole wasiiro isagoo ka dhago adaygay baaqyada madaxda gobolka ee ahaa in...

Taliye Zakiya oo cudurdaar ka bixisey qoraalkii ay ka faafisay Macalin Shuceyb Cabdi

Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya S/Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa ka cudur-daaratay sida ay uga hadashay kiiska Macalin dugsi lagu eedeeyey inuu fara xumeeyey gabdho...

(Sawirro) Lamaane xiisad diblomaasiyadeed ka dhex qarxiyey Turkey iyo Israel

Wakaaladda wararka Anadolu ee dalka Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in laamaha ammaanka ay xireen lamaane dhashay Israa'iil Jimcihii, iyagoo lagu eedeeyay inay basaasayeen...

Jen. Xijaar oo soo saaray Wareegto xilka looga xayuubiyey Taliye saldhig Boolis

Taliyihii ciidanka Booliska Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo lagu bedelay Taliye Cusub Wareegtada isbedelkan lagu sameeyey ayaa ka soo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs