Friday, April 26, 2024

Wadahadal u bilowday DF & Ahlu sunna iyo howlihii dhismaha Galmudug oo..

Dowlada Somalia ayaa bilowday dedaalkii ugu dambeeyey ee lagu qancinayo hogaanka Ahlu sunna, iyadoo wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ay sheegayaan in muddo...

RW Rooble oo Culimada & bulshada rayidka kala hadlay arrimaha doorashada (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan wadatashi ah oo ku addan doorashooyinka la qaatay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo...

DF oo ganacsatada hordhigtay dalab xasaasi ah oo ku saabsan COVID-19 (Sawirro)

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Eng. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in hantidooda ay uga qayb qaataan qorshaha xakameynta...

Xuutiyinta oo gantaal ballistic ah ku weeraray markabka dagaalka USS Laboon

Xuuthiyiinta ayaa gantaal ballistic ah ka soo riday Yemen, kaasoo lagu weeraray markabka dagaalka ee USS Laboon oo ku sugan Badda Cas, sida uu...

Mareykanka & Israel oo isku khilaafsan arrin ku saabsan dagaalka Gaza

Ra'iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa diiday baaqyada Mareykanka ee ahaa in la yareeyo weerarka milatari ee Israa'iil ay ku hayso Marinka Gaza ama ay...

Nin qaraxyo dilal iyo tiro-beelay ka geystay Muqdisho oo Xukun adag lagu riday

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ku riday Isxaaq Keerow Aadan Cali oo loo yaqaan (C/ladhiif iyo Cumar Faaruuq) ka dib markii lagu...

(Xilka iyo xubiga kala dooro!) Qiso dhab ah oo qabsatay Taliye ku-xigeenka Booliska Somalia

Wiil aan asxaabo dhow nahay ayaa maalin igu yiri saaxiibeey ragg badan oo gayaankaaga ah baa guur ku soo bandhigtayee maa iska aroostid? Waxaan dhahay...

Hooyo Soomaaliyeed oo Imtixaanka shahaadiga ku gashay Isbitaal ay ku umushay (Sawirro)

Soomaaliya inteeda badan ayaa maanta ka bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare waxaana u fariistay ku dhowaad 35 kun oo arday oo dhameystay...

Maamulka Somaliland & Mucaaradka oo wadajir u soo saaray go’aan cusub (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulankii labaad maanta qasriga madaxtooyada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs