Sunday, May 19, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ka soo saaray War-saxaafadeed (Akhriso)

Madaxweynaha  Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo dhaweeyay waxbixinta ay soo saartay hay’adda lacagta aduunka(IMF), taasoo lagu sheegay in Soomaaliya ay ku socoto wadadii...

Taliska Xoogga dalka oo shaaciyey degaano cusub oo lagala wareegay Al-shabaab

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Al-shabaab kala wareegay degaano cusub oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe, iyagoo kaabiga u saaran iney gacanta dowlada ku soo...

Ogeysiis Muhiim ah: Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar oo fulinaya indho fiiqis bilaash ah

OGEYSIIS OGEYSIIS : Waxaa la ogeysiinayaa bulsha waynta Soomaliyeed ee ku nool gobollada kala ah Shabeelaha hoose iyo Galguduud in Hey'adda Al-Nur Foundation oo kaashansysa...

Afhayeenka Al-Shabaab oo war ka soo saaray qaraxii gobolka iyo shaqsiga lala beegsanayey

Xarakada Al-Shabaab ayaa caawa sheegatay sida la filayey mas'uuliyadda qaraxii galabta ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho, kaasoo geystay khasaare xooggan. Afhayeenka...

Kismaayo: Axmed Madoobe oo boqolaal shacab ah la tukaday salaada Ciida (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa...

Daawo Sawirada: Arday deeq waxbarasho ka heshay dalka dibadiisa oo xaflad sagootin ah loo...

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munsaabad lagu sagootinayay 124 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Suudaan, waxaana munaasabadan ka qeyb...

Maxkamadda ICJ oo Kenya u tixgelin karta duruufo jira (Tixraac xukuno horey u dhacay)

Xuduudda badda ee sida loo cabbiraayo ama loo jeexaayo Soomaaliya iyo Kenya ku muransan yihiin, ee Maxakamada Caalamiga ah ee Caddaaladuna (ICJ) maalmaha soo...

Xoogaga Xisbullah oo duqeeyay kolonyo ay wateen Ciidamada Yuhuuda & Warar kale

Ururka Xisbullah ayaa weerar ku qaaday baabuur iyo taangiyo ay lahaayeen ciidamada Israa’iil dagaalkii ugu dambeeyay Ururka Xisbullah ayaa sheegay in ay gantaallo la hagayey...

Somaliland oo ku baaqday in taageero loo muujiyo Shacabka reer Falastiin

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland ayaa warqad ay soo saartay, waxay imaamyada masaajida fartay in khudbada Jimcaha maanta duco iyo taageero loogu muujiyo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs