Friday, May 17, 2024

Gudoomiye degmo oo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo lagu bedelay (Akhriso)

Wasiirka Arrimaha gudaha ee Maamulka Hirshabelle Maxed Cali (Caadle) ayaa Wareegto uu soo saaray ku sameeyay xil ka qaadis gudoomiye degmo ka tirsan gobolka...

Tarsan: “Somalia waa dalka kaliya Afrika ee dagaal kula jira labo urur oo argagaxiso...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay baahi wayn u qabto in laga qaado...

Soomaaliya oo ka faa’idaysanaysa $60ka bilyan ee Shiinuhu u qoondeeyey Afrika

Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo...

Q/Midoobay oo shaacisay tirada dadka ka qaxay dagaalada ka socda dalka Sudan

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in tirada dadka ka qaxay Sudan ay gaartay in ka badan shan boqol oo kun oo qof Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay...

Rooble oo Kismaayo kula shiray waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Gedo (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa kulan...

Fiqi:”Madaxweynuhu wuxuu furay maanta Golihii hanuuninta dadweynaha ee xiligii Kacaanka”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xubnaha baarlamanka Somalia ayaa sheegay in kalfadhigii baarlamanka Somalia uusan furmin maanta, balse la furay wax la...

Xisbullah oo shaacisay inuusan quseyn heshiiska Xabad joojinta, ayna sii wadeyso dagaalka

Kooxda Xisbulah ee dalka Lubnaan ayaa sheegtay iney sii wadeyso duqeymaha ay ku heyso woqooyiga Israel ka dib xabad joojin afar maalmood ah oo...

Xassan Shiikh oo war ka soo saaray guusha laga gaaray deynta cafinta Somalia (Daawo)

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Max'uud ayaa ka hadlay shacabka Soomaaliyeedna ugu hambalyeeyey guusha taariikhiga ee dhameystirka hanaanka deyn cafinta Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka...

Villa Somalia oo raali gelin rasmi ah ka bixisey hadal ay dhibsatay dowlada Masar

Xafiiska Madaxweynaha ayaa Raaligelin ka bixiyay warkii horay uga baxay isla Madaxtooyada ee ahaa in Madaxweynaha Soomaaliya uusan la qabin warkii uu sheegay Madaxweynaha...

Guddoomiye ku-xigeenkii degmada Wanle-weyn oo goor dhow qarax lagu dilay

Sida ay sheegayaan warar goor dhow naga soo gaaray degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose waxaa fiidnimadan caawa halkaas lagu dilay Guddoomiye ku-xigeenkii dhinaca Maaliyada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs