Saturday, May 11, 2024

Xukuumada Somalia oo kashiftay arrimo xasaasi ah (Xiriir dhexmaray Farmaajo & Muuse Biixi)

Ra'iisul wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu ku dambeeyo wadahadalka Somaliland iyo dowlada Somalia, isagoo...

Dad ka badan 20 qof oo ku dhintay dab qabsaday dhisme ku yaalla marinka...

Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhimatay tiro kalana way ku dhaawacmeen kadib markii uu dab qabsaday dhismo Marinka Gaza oo ay ka socotay...

(Sawirro) Dowlada Somalia oo dalka ku soo celisay dad labo bilood ku xanibnaa..

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa ku soo dhoweeyay maanta oo Sabti ah gegidda diyaaradaha Caalamiga...

(Sawirro) Xasan Shiikh oo la kulmay wafdi uu horkacayey Ahmed Binu Cabdicasiis

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudi Carabiya oo uu hoggaaminayey...

RW Rooble oo caawa booqday dhaawacyada qaraxii ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeelloobay qaraxii maanta lala beegsaday dhallinyaro Soomaaliyeed oo ciidamo loo...

Madaxtooyada oo War kasoo saartay Safarka Madaxweyne Farmaajo ku aaday dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar halkaas oo...

Buundo ku taalla magaalo ay Maamusho kooxda Al-Shabaab oo burburtay

Gabi ahaana waxaa go'day buundada Magaalada Bu'aale ee gobolka jubada dhexe ka dib markii ay qaadeen biyaha Webiga Jubba oo ku fatahay degaanadaas. Degmada Bu’aale...

Nin loo xiray inuu ka qeyb qaatay kufsi wadareed dhacay 22 Sano ka hor...

Booliska Hindiya ayaa qabtay nin isku dayay kufsi wadareed la geystay 1999-kii. Wuxuu baxsad ahaa muddo ka badan labaatan sano. Markii ay toddobaadkii hore booliska...

Tiro Madaafiic ah oo saaka lagu weeraray Garoonka dayuuradaha Dhuusamareeb

Tiro Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa saaka ku habsatay garoonka Dayuuradaha Magaalada Dhuusamareeb iyo nawaaxigiisa sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Madaafiicda oo gaarayay...

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Muqdisho (Sawirro)

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Mudane C/raxman Cabdishakuur Warsame oo bilahan dalka kaga maqnaa safaro shaqo oo dhinaca dibeda ah  ayaa maanta dib ugu soo laabtay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs