Saturday, May 11, 2024

Ethiopian Airlines oo war ka soo saartay dayuuraddii laga celiyey Somaliland

Maamulaha shirkadda Ethiopia Airlines Mesfin Tasew oo waraysi siiyey laanta Af-Amxaariga ee idaacadda BBC ayaa xaqiijiyey in dib loo celiyey diyaarad shirkada ka tirsan...

(Sawirro) Dib u dhac ku yimid Ciyaarihii Olymbikada Adduunka ee sanadkan

Ra'iisul wasaaraha Japan, Shinzo Abe ayaa ka sheegay in guddiga ciyaaraha Olimbikada uu ka dalbaday in muddo sannad ah dib loo dhigo tartanka ciyaarahan. Tartankan...

C/raxmaan C/shakuur: “Hadalka Fahad Yaasiin Waa xaqiraad & xagal daacin go’aankii Rooble”

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ayaa sharci daro ku tilmaamay qoraalkii uu soo saaray Taliyaha NISA Fahad Yaasiin kaasoo jawaab u ahaa amarkii Rooble...

Khaliif Warsame Waasuge oo xilka laga qaaday & Masuul cusub oo lagu bedelay

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Hay'adda Qaxootiga Mudane Khaliiif Warsame Waasuge isagoo xilkaas u Magacaabay Mudane Cabdisalaan...

Maalinta 1-aad ee Ciidul adxaa oo si weyn looga dabaal degayo Muqdisho & gobolada...

Shacabka magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa saaka si weyn ugu dabaaldegaya maalinta 1-aad ee munaasabada Ciidul adxaa oo ku beegan maanta, iyadoo fantasiye...

Taliban oo iskugu yeertay ciidamada dowladii burburtay ee Afghanistan

Xoogaga Taliban ayaa u yeeray duuliyeyaashii hore iyo askarta ciidamada qalabka sida ee Afghanistan si ay ugu biiraan ciidamada cusub ee dalkaas, Wahiidullah Hashimi oo...

Farmaajo oo dalka ku soo laabtay ka dib safaradii Addis Ababa & Nairobi

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safarro uu ku tagay magaalooyinka Addis Ababa iyo Nairobi. Wadahadalladii Magaalada Addis...

Sadaxda Nin ee Ugu Mushaar ka badan Wasaaradda Maaliyadda iyo Heerka Musuq-Maasuqa uu gaaray...

Heerka musuq-maasuqa wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa maraya meel aad u sareysa, waxaana soo baxay caddeymo muujinaya ku xadgudub hanti dadweyne oo caqliga ka baxsan. Waa...

Taliban oo soo saartay amar cusub oo ka dhan ah haweenka Afghanistan

Taliban ayaa amartay in bil gudaheed lagu xiro dhammaan goobaha haweenka lagu qurxiyo ee dalka oo dhan.. Tan iyo markii ay xukunka qabsatay Augsut 2021,...

Dagaal caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Dagaal ayaa caawa wax yar ka hor saqdii dhexe ka dhacay magaalada Muqdisho caasimada Somalia kaasoo dhexmaray ciidamo la sheegay iney ka kala tirsan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs