Tuesday, May 14, 2024

RW Khayre & Danjire Berlanga oo galabta ku rucleeyay Istadium Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Hassan Ali Khayre ayaa Midowga Yurub iyo dowladda Norway uga mahadceliyay gacanta ay dowladda ka siiyeen dayactirka Garoonka Ciyaaraha Muqdisho. Khayre ayaa...

(Sawirro) Boliska Muqdisho oo howlgalo ku soo qabtay burcad dhac geysaneysay

Ciidanka Booliska Saldhigga degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa howlgal ku soo qabtay koox dhallinyaro ah oo ku eedeysan burcadnimo hubeysan. Saraakiisha amaanka ayaa sheegay...

Kooxda Daacish oo eedeyn u jeedisay dowlada federaalka Soomaaliya

Daacishta Soomaaliya ayaa ka dalbatay dhaqaatiirta wax ku soo bartay wadamada reer galbeedka inay Soomaaliya u yimaadaan sidii ay adeegyo caafimaad oo bilaash ah...

Guddoomiyihii guddiga xallinta khilaafaadka oo ka hor yimid xilka qaadistii Rooble

Guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka ee doorashooyinka Soomaaliya, Xuseen Maxamed Maxamuud Laki, ayaa ku gacan sayray xilka qaadistii uu Ra’iisal wasaare Rooble ee xubno ka...

Saciid Ciise: Ma jiro dagaal aan jabkiisa wadan, madaxda dalka waxaa looga baahan yahay..”

Dalka Wadajirkiisa Dhuleed Waxaa Isku Haya Rabitaanka Xoogan ee Wadajirka Difaaca Guud Midnimada wadajirka ciidanka guud ee dowladda oo ka kala imaada qeybaha kala duwan...

Madaxda Warbaahinta oo cabashooyin u gudbiyey Raisul Wasaaraha Somalia (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Somalia mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay madaxda Warbaahinta gaarka ah iyo ururrada u dooda xuquuqda...

Xassan Shiikh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood iyo Xiisada Puntland (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda colaadeed ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku baaqay...

Kheyre oo la kulmay Qaar kamid ah Ganacsatada Muqdisho (Daawo Sawirada)

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan xog wareysi ah  la qaatay qaar kamid ah ganacsatada kunool magaalada Muqdisho. Xasan Cali Kheyre...

Farmaajo oo xariga ka jaray Xarunta IGAD ee Cimilada & Ilaalinta Degaanka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Xoghaya Guud ee urur Gobaleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa magaalada Muqdisho xarrigga...

Dhaqaatiirta Magaalada Gaalkacyo oo talaabo culus qaaday ka dib dilkii Dr. Sakariye

Dhaqaatiirta ka shaqaysa Magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug ayaa shaqa joojin ku dhawaaqay muddo saddex Maalmood, ka dib dilkii loo geystay shalay galab Allaha...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs