Tuesday, May 21, 2024

(Akhriso) Koox loo heysto dembiyo culus oo la soo taagay Maxkamadda G/Banaadir

Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa sheegay inuu Maxkamadda Gobolka Banaadir u gudbiyay Eedeysanayaal loo haysto Tahriibin sharci darro ah iyo sameyn Dal...

Isbedel laga dareemayo qiimaha Kalluunka ee Suuqyada Muqdisho (Daawo Sawirro)

Maalmihii ugu dambeeyey ayaa waxaa hoos u dhac aad u weyn laga dareemay suuqyada lagu kala iibsado kalluunka ee ku yaala magaalada Muqdisho gaar...

Xisbi ka dhisan Sweden oo wada olole lagu mamnuucayo Aadanka Salaada

Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa mar kale ku baaqay in dalka Sweden laga mamnuuco cod-baahiyeyaasha Aadanka Salaada Barta rasmiga ah ee xisbiga ee Twitter-ka ayaa la...

Mas’uuliyiin iyo Siyaasiyiin caan ah oo ka falceliyey go’aankii ka soo baxay Golaha Wasiirada

Siyaasiyiin iyo masuuliyiin kala duwan ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyey go'aankii maanta ka soo baxay golaha wasiirada Somalia ee liiska argagaxisada looga saaray...

Mahad Salaad: “Farmaajo & Khayre taariikh madow ayay u horseedeen Soomaaliya”

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa dhaliilay go'aanka dhexdhexaadnimada ah ee madaxda DF ka qaateen khilaafka ka dhex aloosan dalalka Masar...

Dowlada Soomaaliya oo beri fasaxday Shaqaalaha rayidka ah (Sababta)

Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumada Somalia ayaa fasaxday Shaqaalaha rayidka ah ee heyaddaha DF maalinta beri ah oo taariikhdu tahay 19ka bisha...

Madaxda Wadamada Soomaaliya , Itoobiya iyo Eritrea oo shir ku yeelanaya Muqdisho

Madaxda Wadamada Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo kulan sadex geesood ah ku yeeshay magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya ayaa isku raacay in mar...

Jubbaland oo War ka soo saartay qaraxii ka dhacay deg. Baardheere (Sawirro)

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka koowaad ee Dowlada Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyey Shirka Bilaha ee  Amniga Jubbaland kaasoo lagu...

Danjiraha Somalia ee QM oo dacwad ka gudbiyey Wiil uu dhalay Marxuum Eng. Yarsiisow

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya QM Abuukar Baalle ayaa la soo sheegayaa inuu dacwad ka gudbiyay Wiil uu dhalay Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Eng....

Xeebta Liido oo dabaasha laga mamnuucay & amaro lagu soo rogay Hotelada iyo baararka

Guddiga Maamulka Gobolka Banaadir u qaabilsan ka hortaga caabuqa Coronavirus (COVID-19) oo ay hogaamiso Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs