Tuesday, April 30, 2024

Koobka Aduunka oo markii ugu horeysay lagu furayo Quraanka Kariimka (Sawirro)

Dowlada Qatar ayaa daaciga wayn ee Dr. Zakir Naik ku casuuntay  koobka kubada cagta ee adduunka oo habeen dambe ka furmaya magaalada Doha Shiikha ayaa...

Hirshabelle oo War ka soo saartay dhalinyaro sabab yaab leh loogu xiray Jowhar

Wasiirka Amniga Gudaha Hirshabelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, ayaa sheegay in magaalada Jowhar lagu xiray lix qof oo dhalinyaro ah balse seddax ka mid ah...

Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya iyo cabsida oo korortay

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay sii xumaanayay amaanka magaalada Muqdisho, waxaana qeybo kala duwan oo magaalada ka dhacay dilal qorsheesan oo loo geestay masuuliyiin, saraakiil...

15 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn & DF oo war ka soo...

WAR SAXAAFADEED Inta la ogyahay 15 xubnood oo ka tirsan tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan iyo duqayn ciidanka gaarka ah ee Hay’adda...

Kenya oo shaacisay ineysan aqoonsan doonin go’aanka Maxkamada ICJ ee kiiska badda

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday maanta in aysan aqoonsa doonin go'aan kasta oo ka soo baxa maxkamadda cadaaladda adduunka xilli todobaadka dambe la sugayo...

Raisul Wasaaraha Somalia iyo Wafdi uu horkacayo oo dalka ka dhoofay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khaye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho gaaban ugu baxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Ra'iisul Wasaare...

Xasan Shiikh oo dhagax dhigay dib u dhis lagu sameynayo Villa Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan dib u habeynta Xafiisyada Madaxtooyada ayaa dhagax dhigay dib u...

(Sawirro) Nin Maraykanku uu Madaxiisa dul dhigay Malaayiin dollar oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada ammaanka dalka Ciraaq ayaa gacanta ku dhigay Sami Jasim, oo ah xubin sare oo ka tirsan kooxda isku magacowday Dowladda Islaamka. Ninkan ayaa mar...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs