Sunday, May 19, 2024

Ciidanka Booliska Somaliland oo xabsiga dhigay fanaan booqday magaalada Muqdisho

Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay Fanaanka Qamar Suugaani oo mudooyinkan ku sugnaa magaalada Muqdisho, maantana gaaray magaalada Berbera. Qamar Suugaani ayaa waxaa gacanta ku dhigay...

Shiikh Cali dheere oo digniin culus u diray dadka ku howlan doorashada Somalia

Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa digniin culus siiyey dhammaan dadka ku howlan Doorashada Dadban ee dowladda Somalia. Shiikh Cali Dheere oo...

Masuuliyiin ka tirsan Somalia & Masar oo kulan labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa maanta oo Axad ah ah ku qaabilay dhismaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kaaliyaha...

(Sawirro) Qarax mar kale lagu burburiyey xarun ay leedahay Shirkadda Hormuud

Qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo lala beegsaday xarun shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku leedahay agagaarka Isgoyska Baar Ubax degmada H/wadaag ee Magaalada...

Turkiga & QM oo war ka soo saartay qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho

Dowlada Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay qaraxyadii xooganaa ee maanta ka dhacay nawaaxiga isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho. Waxaan si adag u cambaareyneynaa weerarradan...

Qarax caawa lagu weeraray Mid ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka Muqdisho

Qarax ayaa goor dhoweyd oo fiidnimadii ah lala beegsaday gaari uu la socday Gudoomiyaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhagajuun xilli uu marayay...

Wasiiru Dowlaha Amniga oo kormeer ku tagay Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadda (Sawirro)

Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha XFS Mudane Farxaan Cali Axmed ayaa kormeer shaqo ku tagay Xafiisyada xarunta dhexe ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Wasiiru dowlaha...

Dowladda Somalia oo baabi’isay Imtixaankii dugsiyada Sare ee ka socday dalka

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqday iney joojisay imtixaankii Shahaadiga Dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2018-2019-ka Go’aankan ayaa imaanaya iyadoo muddo saddex maalmood ah...

Maxkamada ciidamada DF oo xukuno kala duwan ku riday koox askar ah

Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, Dable Xoogga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan, Dable Xoogga Khaalid Maxamed Sheekh Muuse, Xasan Axmed Xuseen iyo Maxamuud Daahir Maxamed oo...

Fanaan caan ah oo toogasho lagu dilay, xili uu ku sugnaa goob uu ka...

Fannaanka u dhashay Mareykanka ee caanka ku ah heesaha Raabka, ka tirsanaan jiray kooxda Migosbandhas ayaa toogasho lagu dilay. Dilka fannaankan ayaa ka dhacay magaalada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs