Tuesday, May 21, 2024

Ciidamada Nabad sugida DF oo xabsi ku guray ganacsato iyo xiisad ka dhalatay

Ciidamada ammaanka DF ayaa ganacsato la soo kulmay Al-shabaab ku xiray degaano ka tirsan Gobalka Gedo. Ganacsatadan ayaa lagu qabtay degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo,...

Shir caalami ah oo ka furmay Muqdisho & 12 dowladood oo ka qeyb galaya...

Waxaa maanta oo Isniin ah ka furmay caasimadda Muqdisho Shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaallanka Xagjirnimada oo ay qaban-qaabisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, maalgeliyayna Ururka...

Muuse Biixi oo ka farxiyey boqolaal Maxaabiis ku jirta xabsiyada Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu JSL/XM/WM/222-1009/042023, uu Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee...

Madaxweyne Deni oo codsi xasaasi ah u diray Baarlamanka Puntland

Sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoon yahay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa saaka Baarlamanka ka dalbaday in ay mudda 45 cisho ah ugu daraan...

Biden oo weji gabax kala kulmay telefan uu ka wacay labada dhaxal suge ee...

Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa qiray in uu ku guuldarraystay dadaal uu doonayey in madaxweyne Joe Biden uu talefanka kala hadlo dhaxalsugaha boortooyada Sucuudiga...

Q/Midoobay oo War kulul ka soo saartay shaqaale maanta lagu dilay Muqdisho

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan daryeelka dhallaanka ee UNICEF ayaa cambaareysay labo ka mid ah shaqaalaha talaalka cudurka dabeysha oo maanta lagu dilay magaalada...

Faahfaahin laga bixiyey natiijada ka dhalatay howlgalada ka socda Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa ka hadlay natiijada ka dhalatay howlgalka ciidamada amaanka ka wadaan Magaalada...

Shaqaalaha rayidka dowlada Somalia oo beri la fasaxay iyo Sababta ka dambeysa

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Fasaxday shaqaalaha rayidka ah ee DF 1-da May 2023 oo ku beegan beri oo Isniin...

Ciidamo gadoodsan oo xirtay jidka u baxa Gegida dayuuradaha Boosaaso

Ciidamo gadoodsan ayaa maanta xirtay jidka garoonka dayuuradaha Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari kuwaasoo xanibay isku socodkii dadka iyo gaadiidka. Wararka ayaa sheegaya in...

Guddiga doorashada federaalka oo sheegay ineysan waxba ka jirin natiijada kursiga HOP204

Go'aan kasoo baxay Guddiga Doorashada heer federaal ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday natiijada doorashada Kursiga Hop204 oo doorashadiisa ka dhacday Baydhabo. Qoraal ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs