Saturday, May 11, 2024

Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in loogu deeqay 427 Milyan oo Dollar

Shir saxaafadeedka Billaha ah ee Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle , ayaa faah-faahin ka bixiyay guulaha Soomaaliya ay ka gaartay hagaajinta Maaliyadda. Wasiirka...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo warbixin laga siiyey howlaha Maamulka G/Banaadir (Sawirro)

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed...

Dowlada Soomaaliya oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne Erdogan

Dowlada Somalia ayaa jawaab aan toos aheyn ka bixisay hadal shalay kasoo yeeray madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayib Erdogan oo ku saabsanaa in madaxda dowladda...

Xiliga lagu ciyaari doono Garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho oo la shaaciyey

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku socoto howlaha dib loogu hagaajinayo Garoonka Cayaaraha...

Farmaajo ka dib, Madaxtooyada Somalia oo Warkii ugu horeeyey soo saartay (Akhriso)

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay iclaaminaysaa in xogta warbaahineed ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud lagala socon doono, maanta laga bilaabo,...

(Sawirro) Dab xalay qabsaday Mid ka mid ah xarumaha ugu Muhiimsan dowlada Somalia

Dab geystay khasaaro hantiyeed ayaa xalay qabsaday dhismaha xarunta Bankiga Dhexe Soomaaliya oo ku yaala degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir. Gaadiidka gurmadka ee dab...

Q/Midoobay oo War cusub ka soo saartay shirkii Xalane, qorshe cusubna soo jeedisay

Qaramada Midoobay ayaa War kasoo saartay shirkii hordhaca ahaa ee maanta ka dhacay teendhada Afisiyooni, kaasoo ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeeray lix ka mid ah xarumaha dowlada (Daawo Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha caafimaadka, shaqada iyo arrimaha bulshada, hawlaha guud, beeraha, xannaanada...

(Sawirro) Ciidanka Danab oo gubay xarumo Al-Shabaab ku lahaayeen Sh/dhexe

Ciidanka Kumaandoska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Degaanka War-ciise ee gobolka Shabeelaha dhexe ka sameeyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-shabaab. Saraakiisha ciidamada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs