Saturday, May 11, 2024

Baaritaano dad lagu xirxiray oo laga sameeyey qeybo ka mid ah Muqdisho

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay baaritaano culus ka sameeyey qeybo ka mid ah degmooyinka Dayniile iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho Goobjoogayaal ayaa sheegay in dad...

Lix dal oo go’aano ka soo saaray shir xasaasi ah oo looga hadlay arrimaha...

Wakiilo ka socday dalalka Qatar, Soomaaliya, Turkey, Imaaraadka Carabta, UK iyo Mareykanka ayaa magaalada Washington ku yeeshay kulan looga hadlay ammaanka Soomaaliya, dowlad dhiska,...

Shuruudaha Musharaxiinta Gudoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo la soo saaray

Guddiga Qabanqaabada doorashada Guddoonka ee Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada dadban ee heer federaal oo shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha cusub. Sidoo kale, Guddiga ayaa soo bandhigay...

Cumar Filish: “Ma aqbaleyno in jidadka caasimada si micno daro ah loogu gubo taayiro”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Max’uud Maxamed (Filish) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay banaanbixii rabshadaha watay ee ka dhacay shalay...

Madaxweyne Bermúdez oo telefan kula soo xiriiray dhigiisa Somalia (Maxay ka wada hadleen)

Madaxweynaha Waddanka Cubba Miguel Díaz-Canel Bermúdez ayaa khadka telefoonka kula soo xiriiray dhigiisa Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa...

Dowlad degaanka Soomaalida oo jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeeray Somaliland

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xukuumadda DDS 9 March 2023 Shir ay maanta oo taariikhdu tahay 9 March 2023 yeesheen Golaha Wasiiradda ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu...

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay afgembigii fashilmay ee gobolka Amxaarada Itoobiya

Xukuumada federaalka ah Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya kaasoo lagu dilay masuuliyiin...

Volcano halis ah oo ka qarxay Buurta Merapi iyo digniin culus oo laga soo...

Volcano ayaa ka qarxay buurta Merapi ee dalka Indonesia, waxaana ka dhashay daruur kulul oo dusha sare u kacday ilaa todobo KM,sida ay sheegtay...

Galmudug oo shaacisay Jadwalka Doorashada 4 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa goor dhoweyd soo saaray jadwalka doorashada afar ka mid ah kuraasta Golaha shacabka baarlamanka federaalka Somalia oo lagu qabanayo Magaalada...

Dalalka joojinaya duulimaadyada UK oo sii kordhaya ka dib Korona cusub oo laga helay

Dalalka reer galbeedka iyo kuwa caalamka ayaa billaabay iney xayiraado cusub ku soo rogaan dalka UK si ay uga gaashaantaan nooca cusub ee fayraska...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs