Saturday, May 18, 2024

Baarlamanka Turkiga oo go’aan cusub ka soo saaray ciidamada ka jooga Somalia

Baarlamanka dalka Turkiga ayaa ansixiyay mooshin ogolaanaya in ciidamada Turkiga ee ku sugan Soomaaliya loo kordhiyo waqtiga ay sii joogayaan Soomaaliya. Waxay isku raaceen in...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Ansixinaya Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta lagu wadaa in xaruntooda ku yeeshaan kulan xasaasi ah oo la filayo in lagu ansixiyo Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka ay...

Laftagareen iyo Wafdi uu horkacayo oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa soo Gaaray Magaalada Muqdisho. Xildhibaano ka tirsan Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,...

Guddoonka Baarlamanka Somalia & madaxdii hore ee dalka oo kulan kale yeeshay (Sawirro)

Magaalada Muqdisho waxaa galabta ka dhacay shir ay leeyihiin guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan...

Prof. Dalxa oo sheegay in la dulmiyey, loona diiday tartanka kursigiisa Xildhibaanimo

Prof. Maxamed Cumar Dhalxa oo ka tirsanaa xildhibaanada baarlamankii 10aad ee Somalia ayaa ka hadlay talaabada looga reebay inuu u tartamo kursiga xildhibaanimo ee...

Xildhibaano si adag uga hadlay Go’aankii dowlada ku ceyrisay Danjire Nicholas Haysom

Xildhibaano katiran Baarlamaanka federaalka Soomaaliya una badan Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Xukuumada ayaa dhaliilay go'aankii dowlada Soomaaliya dalka uga eriday Wakiilka Qaramada Midoobay u...

Wasiirka Difaaca DF oo su’aalo adag laga weydiiyey qaraxii Kuliyadda J/Siyaad & arrimo kale

Guddiga Amniga iyo Difaaca  Aqalka Sare ee BJFS oo gudanaya waajibaadka ka saran kor joogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladd, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

Dagaalo mar kale saaka ka dhacay duleedka Laascaanood & Wararkii u dambeeyey

Dagaal ayaa a soo sheegayaa inuu ka socdo saaka duleedka magaalada Laasacaanood ee gobolka Sool oo ay isku hor fadhiyeen ciidamada Somaliland iyo kuwa...

Kiisaskii ugu yaraa cudurka COVID-19 oo dalka laga helay 24 saac gudahood

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs