Friday, May 17, 2024

Hogaamiyihii Abaabulay Qaraxii masaajidka Daarul Faaruuq oo Xukun adag lagu riday

Maxkamad heer Federaal ah oo kutaala gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday hogaamiyaha koox qarax ku weerartay...

Taalibaan oo lacag aad u badan iyo Dahab qaali ah ka heshay Guriga ...

Dagaalyahanada Taalibaan ayaa lacag aad u badan iyo Dahab ka helay guriga uu gobolka Panshjir ka degnaa Madaxweyne kuxigeenkii hore ee dalka Afganistan Amrullah...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Taliban oo beeniyey warar laga faafiey

Mid ka mid ah aas-aasayaasha Taalibaan, haddana ah ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda ku-meel gaarka ah ee Afghanistan ayaa maanta baahiyey cod uu ku sheegayo...

Taalibaan oo loo diiday Diyaarado Dagaal oo Afganistan laheyd iyo Mareykanka oo la wareegaya

Ciidamada Cirka dowladii bur burtay ee Afganistan ayaa qaarkood la baxsaday diyaarado dagaal oo dowlada laheyd ,kadib markii dagaalyahanada Taalibaan la wareegeen magaalada Kabul...

Abiy Axmed oo booqday jiidaha dagaalka ee ciidamada Itoobiya iyo TPLF (Sawirro)

Ra'isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho ku tagay meelo ka mid ah jiiddaha dagaalka ay isaga soo horjeedaan ciidamada Itoobiya iyo Jabhada TPLF. Abiy...

Dowlad weyn oo ugu deeqday 31-Milyan oo Dollar dalka Afganistan oo ay ka taliso...

Dowlada Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in malaayiin dollar oo gar gaar ah ugu deeqday dalka Afganistan oo taladiisa la wareegeen kooxda Taalibaan ,kadib markii...

Wan lagu iibsaday Lacag gaareysa Labo Boqol Kun oo Doollar iyo hadal heyn ka...

Warbaahinta qaar iyo baraha bulshada ayaa si weyn looga hadal hayaa Neef ido ah gaar ahaan Wan lacag waali ah lagu kala iibsaday kadib...

Taalibaan oo la sheegay in ay dileen Ruuxullaahi Saalax oo nolosha ku qabteen

Dagaalamayaal katirsan Taalibaan ayaa lagu soo waramayaa in maxbuus ahaan ku qabteen kadibna dileen nin lagu magacaabo Ruuxullaahi Saalax oo la dhashay Madaxweyne kuxigeenkii...

Dil dad badan ka argagaxeen si weyna loo cambaareeyay oo loo geestay C/Maalik Al-Sanabani

Dalka Yemen waxaa dil dad badan ka argagaxeen loogu geestay Muwaadin asal ahaan i kasoo jeeda dalkaasi balsa heesta Dhalashada Dalka Mareykanka, kaa oo...

Taalibaan oo si xun u jir dishay Wariyaal duubayay Banaan bax ka dhan ahaa...

Dagaalyahanada Taalibaan ayaa saldhig booliis oo kuyaala magaalada Kabul ku jir dilay labo Wariye oo ka howlgala warbaahinta kutaala dalkaasi, kuwaa oo duubayay banaan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs