Iran oo Mareykanka ku xirtay Shuruud ah in uu bixiyo 10-Bilyan oo Dollar si...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Hossein Amir-Abdollahian ayaa sheegay in saraakiisha Mareykanka ay bishii la soo dhaafya isku dayeen inay kala hadlaan soo celinta...

Dowlada Qatar oo markii ugu horeysay dhaliil culus u jeedisay Maamulka Taliban

Dowlada Qadar ayaa niyad xumo ka muujisay hannaanka Taliban wax u wado kaddib markii ay la wareegeen Afghanistan. waxayna sheegtay in go'aanka kooxda ee...

Itoobiya oo dalkeeda ka ceyrisay todobo ka tirsan shaqaalaha QM (Sababta)

Itoobiya ayaa ilaa todoba howlwadeen oo ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay ka ceyrisay dalkaas ka dib markii loo jaray warqada (Persona non Grata) Xukuumada  Itoobiya...

Cunug Mucjiso ah oo ku dhashay Isbitaal kuyaala magaalada Sanca (Sawirro)

Cunug yar oo mucjiso ah ayaa ku dhashay Isbitaal ku yaalla caasimada dalka Yemen ee Sanca, cunugan ayaana markii dambe u geeriyooday xaalad caafimaad...

Dagaal Khasaaro geestay oo Khartuum ku dhax maray Sirdoonka Sudan iyo Dacish

Magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Sirdoonka dalkaasi iyo dagaalyahano katirsan kooxda Khilaafada Islaamka ee loo yaqaan...

Wararkii u dambeeyey qaraxii Gotenborg iyo Booliska oo War soo saaray (Sawirro)

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xoogan  oo ka dhacay dhisme Apartment ah oo ku yaalla magaalada Goteborg ee dalka Sweden, kaasoo...

Madaxweyne Erdogan oo hal Shardi ku xiray in ay la shaqeeyaan Maamulka Taalibaan

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan, ayaa shuruud ku xiray in dowladiisa wada shaqeyn dhaw la yeelato maamulka Taalibaan ee xooga kula wareegay talada...

Qabiil la sheegay inaysan xanuunsanin Haweenkoodana ku dhalaan da’da 70-aadka !!!

Qabiilka HANSI oo ku nool Buuralayda Pakistan waxaa la sheegay inay ku nool yihiin xaallad ka duwan Xaalladaha kale ee ka jira Caalamka.   Dadkaasi oo...

Mareykanka oo Tijaabiyay Gantaal Casri ah oo Xawaarihiisu Codka ka dheereeyo

Dowlada Mareykanka ayaa horumarin balaaran kuwada gantaalaha xawaarahoodu aadka u dheereeyo, waxa ayna tartan adag kula jirtaa dowladaha Shiinaha iyo Ruushka oo dhankooda sameestay...

Filsan C/llaahi oo iska casishay golaha Wasiirada ee Xukuumada Itoobiya (Sababta)

Wasiirkii Arrimaha Haweenka Ethiopia Filsan Cabdullaahi ayaa maanta xilkaasi iska casishay iyadoo aan sheegin sababta ay xilka uga degtay. Filsan oo ka soo jeeda degaanka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs