Friday, May 17, 2024

Madaxweynihii Maamulka Amxaarada Itoobiya iyo masuuliyiin kale oo la dilay

Dalka Itoobiya gaar ahaan ismaamulka Amxaarada ayaa waxaa ka taagan xaalad kacsanaan ah, waxaana halkaasi lagu dilay Masuuliyiin iyo taliyaal sare oo katirsan ciidamada...

Mareykanka oo Weerar farsameesan oo aargoosi ah ku qaaday dowlada Iran

Dowlada Mareykanka ayaa weerar u muuqday aargoosi ku qaaday hannaanka kombuutarradda ee dalka Iran, waxaana weerarkan la sheegay in uu curyaamiyey barnaamijka laga maamulo gantaalaha riddada...

Afgembi fashilmay oo ka dhacay Ismaamulka Amxaarada Itoobiya & rasaas laga maqlay

Warar goor dhow uu baahiyey Telefishinka dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Afgembi dhicisoobay uu ka dhacay ismaamulka Amxaaradda, kadib markii ciidamo hubeysan ay isku...

Maamulka gobol ka tirsan Maraykanka oo madax furasho lacageed siinaya koox burcad ah

Maamulka gobolka Florida ee dalka Mareykanka ayaa go'aan ku gaaray inuu lacago madax furasho ah oo gaarayo $600,000 (lix boqol oo kun oo doolar)...

Kaluumeesato Kenyan ah oo lagu qasbay in ay Cunaan Kaluun Ceyriin ah iyo Sababta...

Kaluumeesato u dhalatay dalka Kenya oo lagu eedeeyay in ay si sharci daro ah uga kaluumeesteen Harada Victoria, gaar ahaan  qeybta dalka Uganda ayaa lagu...

Trump oo amray in la weeraro Iran, markii dayuuradihii dagaalka la kiciyeyna ka laabtay

Madaxweynaha Maraykanka ayaa amar ku bixiyay in weeraro xagga cirka ah lagu qaado gudaha  dalka Iran, balse go'aankaas ayuu si lama filaan ah uga...

Xukun adag oo lagu riday Mas’uuliyiin uu ku jiro Taliyihii hore ee Milateriga Turkiga

Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa Khamiistii xabsi daa’in ku xukuntay 24 qof oo ku eedeysan in ay lug ku lahaayeen afganbigi dhicisoobay ee...

Britain oo qaadatay go’aan dharbaaxo ku ah Boqortooyada Sacuudiga

Britain ayaa maanta ah ku dhawaaqday in ay joojin doonto ruqsooyinka ay hubka uga iibiso Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kaddib marki ay Maxkamadda Racfaanka Ingiriiska...

Wararkii Ugu Dambeeyay Iran oo soo riday Diyaarad ay leedahay Dowlada Mareykanka 

Ciidamada Cirka dalka Iran ayaa ku guuleestay in ay soo ridaan diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo leedahay Dowlada Mareykanka, diyaaradan ayaana la sheegay...

Weeraro laga cabsi qabo in lagu qaado goobaha dalxiiska ee magaalada Daara Salaam

Dowlada Mareykanka ayaa soo saartay digniin ku aadan weeraro laga cabsi qabo in lagu qaado goobaha loo dalxiis tago ee kuyaala magaalada Daara Salaam...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs