Dalal ay ku jirto Kenya oo laga helay kiisas cusub oo la xiriira Coronavirus

Wasiirka Caafimaadka Kenya Mutah Kagwey ayaa xaqiijiyay in tirada dadka uu ku dhacay Coronavirus ay korortay 24kii Saac ee la soo dhaafay. Mutah Kagwey ayaa...

Jilaa Caan ah oo qaba gabar Soomaaliyeed oo laga helay Caabuqa Caronavirus

Caabuqa Caronavirus ayaa kusii baahaya qeybo badan oo wadamada caalamka kamid ah, cudurkan ayaana haleelaya qeybaha kala duwan ee bulshada sida Madaxda, hantiilayaasha ,...

Dad bilaabay in ay Cabaan Kaadida Lo’da si ay uga bad baadaan Caronavirus

Caasimadda Hindiya ee New Delhi, waxaa Sabtidii lagu qabtay munaasabad lagu cabbayo kaadida lo'da si looga hortaggo cudurka safmarka ah ee Coronavirus, waxaana xafladda...

Kenya: Dad hor leh oo laga helay Coronavirus & Uhuru Kenyatta oo amaro soo...

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya dalka Kenya labo ruux oo qaba Cudurka halista ee Coronavirus ayaa laga helay gudaha dalkaas iyadoo laga...

Gaari Ambulance ah oo lagu qarxiyey dalka Kenya iyo dad Soomaali ah oo ku...

Wararka ka imanaya Magaalada Gaarisa ee Waqooyi bari Kenya ayaa sheegaya in afar qof ay ku dhinteen kadib markii qarax lala beegsaday baabuur ambalaas...

Trump oo laga baaray Cudurka Caronavirus iyo natiijada baaritaanka oo la shaaciyay

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donlad Trump ayaa lagu sameeyay baaritaano ku aadan cudurka Caronavirus, kadib markii dad uu dhawaan la kulmay dad laga helay Caabuqa...

Dowlad Afrikan ah oo soo saartay Amar Madaxda looga mamnuucayo in ay safraan

Qaar kamid ah Wadamada Caalamka waxaa faro ba'an ku haya cufurka sii faafaya ee Caronavirus, waxaana sii kordhaya wadamada uu cudurkaasi gaarayo iyo waliba...

WHO oo ku dhawaaqday in Yurub ay noqotay xuddunta xanuunka Coronavirus

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqday in Yurub ay tahay xuddunta xanuunka coronavirus xilli ay dalal badan oo dunida ah la tacaalayaan...

Trump oo ku dhawaaqay in xaalad deg deg la geliyey dalka Maraykanka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo ku aadan cudurka Coronavirus oo si weyn uga faafaya caalamka. Mr. Trump ayaa sheegay...

Ilhan Cumar oo shaacisey in seygeeda cusub Tim Mynett uu qaatay diinta Islaamka

Afhayeen u hadlay Ilhan Cumar oo lagu magacaabo Jeremy Slevin ayaa xaqiijiyay in Tim Mynett oo ah seygeeda cusub uu qaatay diinta Islaamka. "Waxaan kuu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs