Tuesday, May 21, 2024

Dowlad Carbeed oo gaadiidka Gurmadka deg dega u dirtay Shacabka Falastiin

Ciidamada Yahuudsa Israa'iil ayaa wali wada weerarada ay ku beegsanayaan shacabka aan waxbo galabsan ee reer Falastiin, waxa ayna magaalooyinka qaar ku garaacayaan gantaalo...

Faransiiska oo qaadaya Talaabo ka careesiineysa Muslimiinta dalkaasi kunool

Qaar kamid ah wadamada caalamka waxaa ka socda banaan baxyo waa weyn oo looga soo horjeedo gumaada ciidamada Israa''il ay ka wadaan dhulka Reer...

Wararkii Ugu Dambeeyay Gantaalo laga tuuray dalka Siiriya oo ku dhacay Israa’iil

Ciidamada Difaaca maamulka Israa'iil ayaa war goordhaw soo saareen waxa ay ku sheegeen in madaafiic laga soo tuuray gudaha dalka Siiriya in ay kusoo...

Maxkamada caalamiga ah ee denbiyada oo indhaha ku heysa waxa ka socda Falastiin

Xeer ilaalinta Maxkamadda caalamiga ah ee denbiyada, Fatou Bensouda ayaa muujisay walaaca ay ka qabto dagaalka cusub ee ka dhax bilowday Israa’iil iyo Falastiin. Fatou...

Gantaalo laga soo tuuray meel ka baxsan Falastiin oo lagu weeraray Israa’il

Warbaahinta Israa'il ayaa ku waramaysa in gantaalo laga soo tuuray meel ka baxsan dhulka reer Falastiin in lagu soo weeraray qeybo kamid ah Israa'il,...

Erdogan oo ka Carooday Sharci ay dowlada Faransiiska Qorsheenayso in ay hirgaliso

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii sharci cusub oo Faransiiska qorsheeyey in looga hortago wax loogu yeeray “gooni u goosashada Islaamiga ah”, kaasi...

Midowga Afrika oo War kasoo saaray Weerarka Isra’il ku qaaday Masjidka Al Aqsa

Waxaa sii kordhaya wadamada iyo Ururuda cambaareenaya weerarka gardarada ah ee maamulka Israa'il ku hayo shacabka reer Falastiin, waxaana sii kordhaya khasaaraha ka dhalanaya...

Mohamed Salah oo si adag uga hadlay Gumaadka Isra’il ku heyso shacabka Falastiin

Xiddiga reer Masar iyo kooxda Liverpool Mohamed Salah ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii ciidamada Yahuuda Israa'il ku qaadeen masjidka Barakeesan ee Al Aqsaa...

Magaalo kutaala Israa’il oo xaalad deg deg ah lagu soo rogay kadib cabsi kusoo...

Maamulka Yahuuda Israa'il ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay magaalada bartamaha dhacda ee Lod, kadib markii magaaladaasi madaafiic xoogan ku garaaceen dagaalyahanada gobanimo...

Amaro la siiyay Madaxda ka qeyb galeysa Caleemo Saarka Yoweri Museveni

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in loo caleemo saaro Madaxweynahha dalkaasi kadib markii uu ku guuleestay markii lixaad...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs