Saturday, May 18, 2024

Baarlamanka Itoobiya oo maanta anisixiyey sharci shaki ku abuuray dad badan

Baarlamanka Ethiopia ayaa Khamiista maanta ah ansixiyay sharci dhigayo in ciqaab adag la dul-dhigi doono dadka ku kaca hadallada naceybka iyo maran-habaabinta ku saleysan. Ku...

Dowlad reer galbeed ah oo shaacisay iney qaadaneyso hal milyan oo Qaxooti ah

Baarlamaanka dalka Canada ayaa ansixiyay in loo oggolaado soo galooti ka badan hal malyan oo ruux inay yimaadaan  wadankeeda saddexda sano ee soo socota. Tiradan...

Sacuudiga & dalal kale oo shaaciyey iney beri kow tahay bisha Ramadaan

Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa goor dhow shaacisay in berri oo Jimce ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan War ay soo saartay Maxkamadda Sare...

Wariye katirsanaa BBC-da oo shaqadiisa ku waayay Sawir Edeb daro ah uu baahiyay

Mid kamid ah Wariyaasha ugu caansan BBC-da ayaa shaqada laga eryay kadib markii hadalo edeb daro lagu tilmaamay uu ka qoray cunuga yar ee dhawaan...

Wararkii Ugu Dambeeyay Iran oo soo riday Diyaarad ay leedahay Dowlada Mareykanka 

Ciidamada Cirka dalka Iran ayaa ku guuleestay in ay soo ridaan diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo leedahay Dowlada Mareykanka, diyaaradan ayaana la sheegay...

Boqor Afrikan ah oo amray in la toogto dad banaan bax dhigaya lana...

Boqorka boqortooyada Eswatani ee dalka Swaziland, ayaa kusoo rogey wadankani xanibaado fara badan, iyadoo gabi ahaanba la damiyey qadka internet-ka. Rabshadaha ka dhashey mudaaharaadyada lagu...

Jilaagii Guursaday Gabadha Soomaaliyeed oo la siiyay Dhalashada dal Afrika kuyaala  

Jilaaga caanka ah ee horey u heestay dhalashada dalka Britain Idris Elba ayaa la siiyay dhalashada dalka uu asal ahaan kasoo jeedo ee Sierra Leone,...

Sacuudiga oo Cumrada u furay Muslimiinta caalamka iyo hal Shardi oo lagu xiray

Boqortooyada Sacuudiga ayaa muslimiinta caalamka daafaheeda kunool u ogolaatay mudo sanad iyo bar kadib in ay cumro u imaan karaan dhulka barakeesan sida ay...

Arday Muslimiin ah oo loo diiday iney ku tukadaan Iskuul ay wax ka bartaan

Maxkamad sare oo ku taalla dalka Kenya baabi'isay tallaabo uu Iskuul gaar loo leeyahay kaga mamnuucay ardeyda muslimiinta ah inay salaadda ku tukadaan gudaha...

Dad ku fashilmay in ay Dilaan Abiy Ahmed oo Maxkamad lasoo taagay

Maxkamad kutaala magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa lasoo taagay dad loo heesto in ay ka dambeeyeen weerar bambaano oo la doonayay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs