Sunday, May 19, 2024

Soomaali lagu dilay Magaalada Cape Town iyo faahfahino ka soo baxaya

Nin Soomaali ah ayaa lagu dilay Magaalada Cape Town ee dalka koonfur Afrika sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Maxamed Yuusuf ayaa sida...

Salman Rushdie oo toorey si xun loogu dhaawacay xilli uu masrax Hadal ka jeedinayay...

Salman Rushdie, Qoraaga British-ka ah ee qaar ka mid ah qoraalladiisa ay horseedeen inuu bartilmaaed dil u noqdo Iran islamarkaana dhuumasho ku noolaado, ayaa...

Xamaas oo Madaafiic ku garaacday dhulka Isra’il xooga ku heesato (Daawo Sawirada)

Ururka Xamaas ee u dagaalama xureynta dhulka Falastiin ayaa xalay madaafiic culus waxa ay ku garaaceen deegaano ay xoog ku heesato Israa'il, waxaana Madaafiicda...

Itoobiya oo shaacisay dowladii soo dirtay dayuuradii la soo riday ee hubka u waday...

Itoobiya ayaa sheegtay iney xalay soo rideen diyaarad hub u sidday fallaagada TPLF oo ka soo gudubtay xadka Suudaan iyo Itoobiya. Madaxa waaxda howlgallada ee...

Qaar kamid ah Qoyska Al Sacuud oo wada qorshe ka dhan ah Amiir...

Xili Dhaxa-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ay heystaan xiisado la xariira fadeexadii dilkii Suxufi Jamal Khashoggi ayaa la sheegay in qaar kamid ah...

Haweeney loo doortay in ay noqoto Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka Britain

Ra'isul wasaaraha cusub ee dalka Britain ayaa loo doortay in ay noqoto Britain Liz Truss , oo horey u aheyd wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi...

Itoobiya oo dhoofineysa shidaalkii ugu horeeyey ee ka soo baxay dhulka Soomaalida

Itoobiya ayaa Markii ugu horeysay waxay isku diyaarinaysaa inay shidaal u dhoofiso dibeda, sida lagu sheegay war ka soo baxay Wasaaradda Macdinta, Shidaalka iyo...

William Ruto oo xil cusub u magacaabay Madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru

Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Kenya William Ruto, ayaa Ergaygiisa Nabadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Itoobiya, u magacaabay madaxweynihii uu xilka...

Maraykanka & Taliban oo Wadahadal toos ah isku soo hor fariistay

Kooxda Taliban ayaa sheegtay in wadahadallada u socda ee ay la leedahay Mareykanka diiradda lagu saarayo oo kaliya sidii ciidamada ajnabiga looga saari lahaa...

Turkiga iyo Gariiga oo laga cabsi qabo in Dagaal dhax maro iyo Khilaafka u...

Waxaa sii xoogeesanaya khilaafka diblumaasiyadeed ee  in muddo ahu dhaxeeya waddamada dariska ah ee Turkiga iyo Gariiga, waxaana hadda laga cabsi qabaa in labada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs