Sunday, May 19, 2024

Al Hidaaya Online oo Bushaaro Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

Madarasada Al Hidaaya Online waxa ay ugu buhaareeneysaa Soomaalida kunool Qurbaha in uu u hayo waxbarasho Online ah oo lagugu barayo quraanka kariimka iyo...

Biixi, Waraabe & Cirro oo War ka soo saaray wadahadalka Soomaaliya & Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero joogaan shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Mudane Baashe Maxamed Faarax...

Jabuuti oo shaacisay in dad ka yimid Magaalada Hargeysa laga helay Coronavirus

Dawlada Jabuuti ayaa sheegtay in la helay kiisas cusub oo la xiriira cudurka Coronvirus ee khalkhalka ku haya meelo ka mid ah caalamka. Saraakiisha Caafimaadka...

Somaliland oo ka hadashay Warka sheegaya in Itoobiya ka baxday Heshiiskii Dekadda Berbera

Wargeys kasoo baxa magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa qoray in dowlada Itoobiya hakisay saamigii maalgashi ay ku laheyd Dekedda Berbera, oo ahaa...

Somaliland oo amaro yaab leh ku soo rogtay Culimada ka wacdiya Masaajidada

Imaamyada Somaliland ayaa hadda kadib ID card u soo qaadan doono si ay masjidka khudbad uga jeediyaan sida uu sheegayo amar ka soo baxay...

Muuse Biixi oo isku shaandheyn ku sameeyey Golaha wasiirada Somaliland (Akhriso)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-880/062022 iyo JSL/XM/WM/222-881/062022 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku  sameeyey...

Somaliland oo ku dhawaaqday in ay qaadayaan Dagaal qorsheesan oo ka dhan ah Puntland

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay qaadayaan dagaal qorsheesan oo ka dhan ah ciidamada maamulka Puntland iyo ciidamada kale ee dagaalka kula jira...

Dowlad layaab ku noqotay Maxaabiis kasoo jeeda Galmudug uu cafiyay Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan cafis Madaxweyne u fidiyay 19-maxbuus oo loo heestay burcad badeednimo, maxaabiistan ayaana xabsi ku jiray mudo...

Madarasada Daarul Basiira online oo War galin Muhiim ah u heysa Qurbo joogta Soomaaliyeed

Madarasada Daarul Basiira online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online...

Mahad Salaad: “Telefan & tacsi kuma filna dhibaatada gaartay walaalaheen Somaliland”

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka Somalia ayaa dhaliilay qaabka uu madaxweynaha Somalia ufa falceliyey dabkii xooganaa ee baabi'iyey Suuqa weyn ee...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs