Thursday, May 16, 2024

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo yeeray Wasiir ka tirsan Xukuumada...

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland C/raxmaan C/laahi Guri-barwaaqo ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray wasiirka waxbarashada xukuumada Soomaaliya  Cabdilaahi Goodax bare oo ahaa in...

Imaaradka oo mar kale Diyaarad Khaas ah Hargeysa uga qaaday Muuse Biixi (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo oo muddo kooban qaadan doona ugu ambo baxay dalka Isu-tagga...

Somaliland oo si adag uga jawaabtay hadal kasoo yeeray Madaxweyne Farmaajo

Maamulka Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadal xalay kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu baaqayay Dadka kunool gobolada Waqooyi in mar kale hormuud...

Askari ka tirsan ciidanka Somaliland oo dil iyo dhaawac ka geystay Laascaanood

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada laascaanood ee gobolka Sool waxaa halkaasi xalay lagu dilay askari ka tirsan ciidanka Asluubta Somaliland ee...

Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray C/raxmaan Guulwade

Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Danjire Cabdiraxmaan Guulwade oo ka mid ahaa guddi uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo u...

Somaliland oo Somalia ku eedeysay iney fara gelin ku heyso arimaheeda u gaarka ah

Somaliland ayaa ku eedeysay dawladda federaalka ee Soomaaliya inay faro galin ku hayso arrimaheeda gudaha, gaar ahaan xaaladda cudurka COVID-19. Somaliland ayaa si gaar ah...

DEG DEG: Qarax ka dhacay Magaalada Laas-caanood iyo Khasaare ka dhashay

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, qarax ayaa caawa ka dhacay magaaladaas, kaasoo khasaare nafeed geystay. Qaraxan oo loo...

Labo qof oo ku dhimatay Magaalada Burco iyo 11 dhaawac ah ka dib markii..

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay shil xalay ka dhacay agagaarka degaanka Beer oo dhanka Bari kaga toosan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Shilka...

(Daawo Sawirro) Meydka Nin isgubay oo laga helay guri ku yaalla Hargeysa

Waxaa maanta abaaro 1:00-dii duhurnimo ku Geeriyooday xaafada Jigjiga yar ee magaalada Hargeysa nin lagu magacaabo Axmed Nuur Sheekh Muumin ka dib markii dab...

Puntland oo War kasoo saartay Dagaalka Laascaanood iyo khasaaraha ka dhashay

War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland ayaa looga hadlay dagaalka labo isbuuc ka badan ka socda magaalada Laascaanood ee u...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs