Axmed Madoobe oo lagu celiyey mid ka mid ah Musharaxiintii uu u Magacaabay Aqalka...

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa u soo jeediyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam inuu soo badalo Cali Maxamed Cali oo...

Axmed Madoobe oo soo xiray Kulan Wadareedka Dardar galinta Hiigsiga Xukuumada (Sawirro)

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo xiray kulan wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumada oo socday mudo sadex maalmood ah. Kulankan oo ahaa...

Axmed Madoobe oo arin Muhiim ah kala hadlay Anita Kiki iyo xubno la socday...

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho, iyo xubno...

Axmed Madoobe oo soo saaray Liiska Musharaxiinta ku tartameysa Afarta kursi ee ka dhinaa...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartameysa afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan...

Hormuud oo $100,000 ugu deeqday abaaraha ka jira Deegaanada Jubbaland (Sawirro)

Hormuud Salaam Foundation, ayaa maanta ugu deeqdey $100,000, taasoo gurmad biyo dhaamin ah loogu sameyn doono, dadka iyo duunyada ay saameeyeen abaaraha ka jira,...

Kulan Wadareedka Dardar Galinta Hiigsiga Xukuumada Jubbalad oo la daahfuray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa daahfuray kulanka wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumada oo lagu dardar galinayo shaqooyinka Wasaaradaha Dowlada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay...

Al Shabaab oo Shaacisay in ay dileen Askar badan oo u dhalatay dalka Kenya

Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qarax lala beegsaday askar u dhalatay dalka Kenya oo ku sugnaa deegaan katirsan gobolka Jubada Hoose, waxaana qaraxan...

Axmed Madoobe oo Baaq Deg Deg ah kasoo saaray Xaalad Adag oo taagan

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira qeybo kamid ah Jubaland ay...

Axmed Madoobe oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Saraakiil Mareykan ah (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo sarakiil kale. Kulanka ayaa...

Axmed Madoobe oo Guddi u magacaabay Xaalada Degmo katirsan Gobolka Gedo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay xaaladaha abaaraha ka jira qeybo kamid ah...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs