Sunday, May 19, 2024

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo baaq u diray Hogaanka Ahlu Sunna

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyay mudo kordhin Gudoonka Baarlamaanka Galmudug iyo guddiga doorashada u sameeyeen xiliga ay...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Baaq muhiim ah u diray Daneeyaasha Galmudug

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa baaq u diray dhamaan daneeyayaaasha Galmudug iyo beesha caalamka in ay kala shaqeeyaan...

Qaar kamid ah Xildhibaanada Ahlu Sunna oo ka qeyb galay Dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta (Magacyada)

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug kulan ku yeeshay Xildhibaanada cusub ee Galmudug, waxaana kulanka maanta lagu dhageesanayay Khudbadaha Musharaxiinta u taagan...

Ahlu suna oo Shiikh Shaakir u doortay inuu noqdo Madaxweynaha Galmudug

Ka dib codeyn ka dhacday magaalada Dhuusomareeb Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Galmudug garabka Ahlu-Sunna Waljameeca . Doorshadan ayaa...

Hadal jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb

Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug ayaa goor dhow waxaa uu kulan uga furmay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Guddoonka baarlamanka Galmudug ayaa sheegay in ajendaha kulanka maanta...

Musharaxiintii diidanaa doorashada Galmudug oo baaq cusub soo saaray (Akhriso)

Afar Musharax oo horey uga soo horjeestay iney u tartamaan doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa soo saaray baaq cusub oo la xiriira...

Xildhibaano cusub oo looga dhawaaqayo Dhuusomareeb xili Doorashada Madaxweynaha ay…

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxda Ahlu Sunna ay diyaarineyso Liis cusub oo Xildhibaano ah oo ay...

Senator Dhagdheer ”Culimo Qoray sidata oo horumarka diideysa uma baahnin ”

Senatar Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) oo xalay ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ayaa weerar afka ah ku qaaday Culimada Ahlu Sunna ee...

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo War cusub soo saaray

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa xili kordhin u sameeyey waqtiga loo asteeyey is diiwaangelinta musharixiinta Madaxweynaha Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo...

Musharaxiin banaanka ka joogay doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray

Afar ka mid ah Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa dhowr shuruudood ku xiray iney ka qeyb galaan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs