Sunday, May 19, 2024

Xildhibaan Habbad Ali Abdulle oo war kasoo saaray dagaalka Guriceel !!

Xildhibaan Habbad Ali Abdulle ayaa ka hadlay dagaalka Maanta ka qarxay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galdaduud ee u dhaxeeyo ciidamada maamulkaas iyo kuwa Ahlu...

Wararkii Ugu Dambeeyay dagaalka ka socda Guriceel iyo sida hada xaalku yahay

Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa xiligan ka socda dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Dowlada federaalka oo wehliyaan kuwa maamulka Galmudug iyo ciidamo...

Dagaal culus oo ka qarxay Guriceel iyo Ciidamada Huwanta oo Dhoor Jiho ka galay

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowlada federaalka Soomaaliya ay wehliyaan kuwa maamulka Galmudug iyo kuwa taabacsan kooxda Ahlu Sunna ayaa goordhaw ka qarxay...

Guddiga Doorashada Heer Federaal oo baaq u diray Madaxweynaha Galmudug

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa xiligan maraya heer gabo gabo ah, waxaana hada harsan kaliya in la doorto labo Senatror...

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo caawa gudaha u galay Guriceel

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya ay wehliyaan ciidamada Galmudug gudaha u galeen xaafado...

Shiikh Shaakir oo u digay ciidamada DF ee duulaanka ku ah degmada Guriceel

Shiikh Max'ed Shaakir oo ka tirsan hogaamiyeyaasha Ahlu sunna ee qabsaday dhowaan degmada Guriceel ayaa sheegay iney aqbaleen baaqyada nabadeed ee ka soo yeeraya...

Wararkii Ugu Dambeeyay Waan Waan laga dhax waday Ahlu Sunna iyo Galmudug oo…

Waan waan laga dhax waday maamulka Galmudug iyo kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan magaalada Guriceel ayaa mar kale fashil kusoo dhamaaday, kadib markii...

Beesha Caalamka iyo Qoorqoor oo ka wada hadlay xiisada ka taagan Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa khadka fogaan aragga kula yeeshay wakiilada Beesha caalamka qaarkood. Sida ay sheegayaan warar xog ogaal ah...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs