Monday, June 17, 2024

Shiikh Shaakir oo amar siiyey Wasiiradii hore ee Galmudug, baaqna u diray DF (Akhriso)

Shiikh Maxamed Shaakir oo dhowaan Ahlu Sunna u dooratay Madaxweynaha Galmudug ayaa amray wasiiradii maamulkii hore ee Galmudug inay howlahooda si caadi ah u...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Imtixaan adag maraya iyo Liiska Musharaxiinta uu soo saarayo oo…

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa la filayaa in uu soo saaro liiska Musharaxiinta ku tartameysa 8-da kursi ee Aqalka...

Howlgal culus oo ka socda degaan ka tirsan Mudug & dad la soo xirxiray

Ciidanka Kumandoska Somalia ee Danab ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka wada deegaanka Camaara oo 85-km woqooyi galbeed ka xiga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Saaka...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Cadaado

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhinaca dhulka ah uga soo ambo baxay magaalada Dhuuso Mareeb ayaa...

Qoorqoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb & arrin Muhiim ah oo laga sugayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug ee Dhuusamreeb kaddib safar shaqo oo uu muddo uga maqnaa. Madaxweynaha...

Duqeymo culus oo saakay ka dhacay Deegaano ay joogeen Al Shabaab iyo Dowladda oo...

Wararka ka imaanaya magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay deegaanno hoostaga magaaladaasi ka dhaceen duqeymo culus oo ay geesteen diyaaradaha dagaalka...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo ganaaxyo adag lagu riday

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa ganaaxyo kala duwan oo adag ku riday lix xildhibaan oo katirsan baarlamaanka Galmudug . Xildhibaanadan ganaaxyada...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa lagu weeraray Hotelka uu degnaa Jen C/xamiid Dirir

Waxaa caawa qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu weeraray Hotel kuyaala Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamul goboleedka Galmudug. Gaariga...

(Sawirro) Wasiirka amniga Galmudug oo wareejiyey baraha Kontrol ee K/Gaalkacyo

Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa booqday xerada tababarka ciidamada ee indha-qaris oo ku taallo duleedka magaalada Gaalkacyo. Xeradaan ayey wasaaradda amniga...

Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug oo War cusub soo saaray (Akhriso)

Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug ayaa shaaciyey inuu si rasmi ah u bilaabi doono xulista xildhibaanada Baarlamaanka cusub Galmudug War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs