Friday, May 17, 2024

Jaad si sharci daro ah looga keenay dalka Itoobiya oo maanta la gubay (Daawo...

Waxaa maanta fagaare kuyaala degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagu gubay jaad fara badan oo si sharci daro ah looga keenay dalka Itoobiya lana...

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddi cusub iyo shaqadooda oo la shaaciyay

Madaxweynaha  Galmudug Axmed Cabdi Kariye (Qoorqoor) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo ee xarunta...

Taageerada Dunidu u muujisay Galmudug iyo welwelka Mucaaradka Xariir miyaa ka dhexeeya?

Baarlamaanka labaad ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shalay soo af-meeray xilalka Dastuuriga ah ee la doorto, waxaana sidaas ku dhammeystirmay qorshihii ku dhawaad sannadka...

RW Rooble iyo wafdi uu horkacayo oo safar dhulka ah ku tagay Caabudwaaq (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayay oo isugu jira xubnaha labada Gole ee Dawladda Soomaaliya ayaa maanta soo...

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo kuwa Galmudug oo ka socda Guriceel

Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamo katirsan milatariga dowlada federaalka iyo ciidamada booliiska...

Banaan bax looga soo horjeeday Go’aankii R/W Kheyre oo maanta la dhigay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug ka dhacay banaan bax looga soo horjeeday go'aankii Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya ku shaaciyay in Dhuuso Mareeb...

Madaxweyne Qoorqoor oo Barnaamij cusub ka daahfuray Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa ka qeybgalay Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay Barnaamijka Daadejinta Adeegyada...

Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqay (Xubno aan la fileyn oo ka mid noqday)

Madaxweynaha  maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa goor dhow ku dhawaaqay liiska golihiisa cusub ee wasiirada. Wasiirada la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah...

Xildhibaanada Galmudug oo qorshe culus damacsan iyo shirar hooe oo socda

Qaar badan oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in isbadal loogu sameeyo qodobo kamid...

Saraakiil Ciidan iyo masuuliyiin gaaray Deegaanka Qaayib oo saakay la weeraray (Sawirro)

Deegaanka Qaayib oo hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud waxaa saakay ka dhacay weerar xooggan oo ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah , kaa oo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs