Saturday, May 18, 2024

Musharaxiin banaanka ka joogay doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray

Afar ka mid ah Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa dhowr shuruudood ku xiray iney ka qeyb galaan...

Sheekh Shaakir oo cadeeyay Mowqifkiisa ku aadan Doorashadii uu ku guuleestay Qoor Qoor

Madaxii Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray ku shaaciyay in uusan aqoonsaneyn natiijadii kasoo baxday doorashadii Axadii ka...

Ciidamo katirsan Ahlu Sunna oo nolosha lagu qabtay iyo Galmudug oo ka hadashay

Ciidamada nabad sugida iyo kuwa booliiska Galmudug ayaa la sheegay in nolosha ku qabteen qaar kamid ah ciidamada Ahlu Sunna ee maanta weerarka ku...

Faah faahino kasoo baxaa dilka Dhuusomareeb loogu geestay Shaafi Xaaji Diiriye

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dila wiil dhalinyaro ah oo caan ka ah magaaladaasi...

Qoor-qoor oo degmada Hobyo ku soo dhoweeyey wafdi ka socday DF (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Magaalada Hobyo kusoo dhaweeyay wafdi ballaaran oo ka yimid magaalada Muqdisho. Wafdiga ee hoggaaminayaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad...

RW Somalia oo kormeeray dhismaha laamiga Cadaado, dhaqaalena ugu deeqay (Sawirro)

Ra'iisal Wasaaraha Somalia mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeeray dayactir ay bulshada reer...

Madaxweynaha Galmudug oo ku qasbanaaday in uu maanta aado Dhuusomareeb

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug uu ka maqnaa...

Muxuu Gudoomiye Gacal kala hadlay Guddiga doorashooyinka Galmudug? (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka  Galmudug Dr. Max'ed Nuur Gacal ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay  Gudiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Galmudug. Kulanka oo...

(Sawirro) Al-Shabaab oo laga qabsaday saldhigii ugu weynaa ee ay ku lahaayeen Mudug

Ciidamadda Daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maanta la wareegay Saldhiggii ugu weynaa ee Al-shabaab ay ku lahaayeen aagga deegaanka Shabeelow...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs