Friday, May 10, 2024

Faahfaahin: Ganacsade caan ah oo xalay lagu toogtay Magaalada Beled-wayne

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dil xalay Ganacsade caan ah loogu geystay magaalada Belad-weyne ee gobolka Hiiraan suda ay sheegayaan wararka halkaas naga...

Baarlamanka Hirshabelle oo Magacaabay Guddiga doorashada xubnaha Aqalka sare

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa ku dhawaaqay guddiga qabashada doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Hirshabelle. Guddiga ayaa ka kooban 15 xubnood oo ay...

Madaxweyne Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay Mohamed Bomba (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxa Xafiiska Ururka Iskaashiga Islaamka ee...

Milatariga Soomaaliya oo saakay howgal ka dhan ah Al Shabaab fuliyay (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 27-aad ayaa saakay howlgal qorsheesan oo ka dhan ahaa dagaalyahanada Al Shabaab ka fuliyay deegaano kuyaala duleedka degmada...

Hirshabelle oo sabab yaab leh u hakisey Magacaabida guddiga doorashada Aqalka sare

Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle C/xakiim Luqmaan ayaa la sheegay inuu hakiyay Magacaabida Xubnaha Guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare ee maamulkaas. Sababaha uu u hakiyay magacaabida guddiga...

Maxamed Sheekh Maxamuud (Dhoobeey) oo loo magacaabay Gudoomiye Degmo

Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Gudoomiye iyo kuxigeenkiisa loogu magacaabay degmada Matabaan...

Madaxdii hore ee dalka iyo Masuuliyiin kale oo waqti ku qaatay Xeebta Cadale (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynayaashii hore ee Dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta socod ku lug ah ku maray...

Meydadka Wiilal walaalo ah oo saaka laga helay Webiga Shabelle ee Belad-weyne

Meydadka laba wiil oo Walaalo ah ayaa laga helay saaka Wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan meel ku aadan xaafada...

Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Sheekh Shariif oo kulan Xasaasi ah yeeshay (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magaalada Muqdisho kulan albaabada u xirnaayeen kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed...

(Akhriso) Gudoomiye degmo oo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo la Magacaabay

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa xilka qaaday guddoomiyahii degmada Buula burte Feysal Haajir Aadan. Wareegto ka soo baxday xafiiska...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs